Dheefaha Lacagaha Jaabka Laga Bixiyo ee Ceymiska Ilkaha ee muddada loo kordhiyay sanadka 2022!

Waxaad daryeeshaa dadka kale, aan kuu daryeelno! Guddiga Maamulka wuxuu go’aansaday inuu cusboonaysiiyo dheef muhiim ah sanadka 2022!

La Cusbooneeysiiyay: Dheefaha Lacagaha Jaabka Laga Bixiyo ee Ceymiska Ilkaha

Is diiwaangeli si aad lacag u baaqsato haddadan haddii adeeg ilko laguu qabtay 2021 ama adeeg ilko laguu qaban doono sanadka 2022.

Waxaan cusboonaysiinaynaa dheefaha Lacagaha Jaabka Laga Bixiyo ee Ceymiska Ilkaha ee 2022: qof kasta oo xaq u leh dheefaha ilkaha ee Carewell SEIU 503 ayaa magdhaw u heli kara adeegyada lagu dabaro ceymiskiisa ilkaha ee Kaiser Permanente, ilaa iyo ceymiska Kaisar inta ugu badan oo ah $2,500.

Haddii aad horay isku diiwaangelisay 2021, uma baahnid inaad mar labaad isku diiwaangeliso 2022. Haddii aad isdiiwaangeliso 2022, waxaad heli doontaa magdhawga adeegyada ilkaha ee la bixiyay labo iyo tobanki bilood ee ugu danbeeyay marka aan ka shaqayno foomkaaga diiwaangelinta.

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir