Ma ka heshay ogeysiis Xafiiska Maamulka Dheefaha bishi Agosto 2021 oo ku saabsan Dheefaha PTO oo aan la sheeganin?

Iyada oo la raacayo shuruudaha sharciyeed ee Gobalka Oregon ee la xiriira maalka aan la sheeganin, jeegagga lacagta aan la sheeganin ee dheefaha Wakhtiiga Fasaxa Mushaharka leh ku taariiqaysan Juun 30, 2018, ama ka hor ayaa lagu wareejiyay Gobalka Oregon Oktoobar 22, 2021. Daryeel bixiyeyaasha waxay u baahan doonaan inay tagaan bogga maalka aan la sheeganin ee Gobalka Oregon si ay u sheegtaan lacagtooda. Waa kan xiriiriyaha Maalka Aan La Sheeganin ee Oregon – Waybsaydhka Rasmiga ah ee Gobalka. 

Daryeel bixiyeyaasha haysta jeegga dheefaha PTO oo aan la sheeganin oo la bixiyay ka dib Juun 30, 2018, ayaa la xiriiri kara Xafiiska Maamulka Dheefaha si ay u dalbadaan lacagtaas. Wac 1-844-507-7554, xulashada 3, kadibna xulashada 2 or ama iimaylkaOHCWT@vimly.com. 

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir