Warbixinta Waqti Qorista ee Adeeg Bixiyaha

Waqti Qorista Adeeg Bixiyaha:

Shaqaalaha Daryeelka Guriga (HCW-yada) iyo shaqaalaha taageerada shaqsiyeed (PCA-yada) waa inay isticmaalaan nidaam elektaroonig ah oo loo yaqaano OR PTC DCI si ay u geliyaan saacadaha shaqada.
Ogoow: Shaqaalaha taageerada shaqsiyeed (PSW-yada) ma isticmaalaan OR PTC DCI waxayna sii wadi doonaan inay u isticmaalaan eXPRS wakhti gelinta.

Ma rabtaa inaad wax badan ka ogaato?

  • Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan OR PTC DCI, booqo PTC.Oregon.gov.
  • Eeg hagaha adeeg bixiyeyaasha ee ku saabsan sida loo isticmaalo OR PTC DCI:
  • Dhammaan agabyada ku qoran luqadaha kala duwan ee ku saabsan sida loo isticmaalo OR PTC DCI ayaa laga heli karaa barta Xarunta Caawinta ee OR PTC DCI.

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir