{"id":304402,"date":"2026-05-08T08:22:45","date_gmt":"2026-05-08T15:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/kaalmada-kharashka-daryeelka-caafimaadka-ee-ku-meel-gaarka-ah\/"},"modified":"2026-05-19T14:02:21","modified_gmt":"2026-05-19T21:02:21","slug":"temporary-healthcare-cost-assistance","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/","title":{"rendered":"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah"},"content":{"rendered":"<p>[et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; custom_padding_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; module_class=&#8221;darkHeader&#8221; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; background_color=&#8221;#582c82&#8243; use_background_color_gradient=&#8221;on&#8221; background_color_gradient_stops=&#8221;rgba(164,92,255,0.87) 0%|rgba(164,92,255,0.86) 100%&#8221; background_color_gradient_overlays_image=&#8221;on&#8221; background_color_gradient_start=&#8221;rgba(164,92,255,0.87)&#8221; background_color_gradient_end=&#8221;rgba(164,92,255,0.86)&#8221; background_image=&#8221;https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/\/ART-carewellscript.svg&#8221; min_height=&#8221;350px&#8221; min_height_tablet=&#8221;&#8221; min_height_phone=&#8221;100px&#8221; min_height_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; custom_margin=&#8221;||0px||false|false&#8221; custom_padding=&#8221;50px||0px||false|false&#8221; custom_padding_tablet=&#8221;&#8221; custom_padding_phone=&#8221;0px||||false|false&#8221; bottom_divider_flip=&#8221;vertical&#8221; background_color_phone=&#8221;#a45cff&#8221; background_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; background_enable_color_phone=&#8221;on&#8221; use_background_color_gradient_phone=&#8221;off&#8221; background_color_gradient_stops_phone=&#8221;rgba(164,92,255,0.87) 0%|rgba(164,92,255,0.86) 100%&#8221; background_color_gradient_start_phone=&#8221;rgba(164,92,255,0.87)&#8221; background_color_gradient_end_phone=&#8221;rgba(164,92,255,0.86)&#8221; background_enable_image_phone=&#8221;off&#8221; background_size_phone=&#8221;contain&#8221; background_position_phone=&#8221;bottom_center&#8221; border_color_bottom=&#8221;#ffa89f&#8221; locked=&#8221;off&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row use_custom_gutter=&#8221;on&#8221; gutter_width=&#8221;2&#8243; custom_padding_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; custom_margin_phone=&#8221;0px||||false|false&#8221; custom_margin_last_edited=&#8221;off|phone&#8221; custom_padding=&#8221;100px||8px||false|false&#8221; custom_padding_tablet=&#8221;&#8221; custom_padding_phone=&#8221;100px||||false|false&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_blurb image=&#8221;https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/\/icons-coral-02.svg&#8221; icon_placement=&#8221;left&#8221; image_icon_width=&#8221;100px&#8221; content_max_width=&#8221;1240px&#8221; image_icon_width_tablet=&#8221;100px&#8221; image_icon_width_phone=&#8221;70px&#8221; image_icon_width_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; module_class=&#8221;addLine&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; background_layout=&#8221;dark&#8221; custom_padding=&#8221;||0px||false|false&#8221; image_max_width=&#8221;100px&#8221; image_max_width_tablet=&#8221;&#8221; image_max_width_phone=&#8221;70px&#8221; image_max_width_last_edited=&#8221;on|phone&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h1>Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah<\/h1>\n<p>[\/et_pb_blurb][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section][et_pb_section fb_built=&#8221;1&#8243; module_id=&#8221;benefitdetails&#8221; _builder_version=&#8221;4.16&#8243; background_color=&#8221;#ffffff&#8221; custom_padding=&#8221;50px||4px||false|false&#8221; locked=&#8221;off&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_row _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h2 class=\"p2\" style=\"text-align: center;\">Carewell SEIU 503 waxay bixisaa dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka (HCA).<\/h2>\n<p class=\"p2\">Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka waxay ka caawiyaan daryeel-bixiyeyaasha u qalma inay bixiyaan:<\/p>\n<ul>\n<li class=\"p3\">Khidmadaha saafiga ah ee billaha ah ee caymiska qorshaha caafimaadka shaqsiga ah (caafimaadka) ee ay ansixisay Carewell oo lagu bixiyo Goob-suuqeedka caymiska caafimaadka federaalka ama kan gobolka.<\/li>\n<li class=\"p3\">Kharashyada caafimaadka ee uu qofka jeebkisa ka bixiyo ee u qalma illaa dhammaadka sanadka, ilaa $8,000 sanadka 2026.<\/li>\n<\/ul>\n<p class=\"p2\"><strong>Haddii aad rabto inaad iska diiwaangeliso qorshe kujira Goob-suuqeedka, badanaa waa inaad sugtaa Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) (1-da Nofeembar ilaa 15-ka Diseembar).<\/strong> <strong>Si kastaba ha ahaatee, waxa laga yaabaa inaad u qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku gaarka ah haddii:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li class=\"p3\">Waxaad u-qalmeysaa dheefaha Carewell SEIU 503 (Ilkaha, Aragga + Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha) ka dib markay dhamaatay Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah) ee ugu danbaysay, <strong>OO<\/strong><\/li>\n<li class=\"p3\">Aad ka diiwaanshan tahay caymis aan la oggolayn oo aad ka heshay Goob-suuqeedka caymiska caafimaadka.<\/li>\n<\/ul>\n<p class=\"p2\"><strong>Tani waxay ka dhigan tahay inaad heli karto lacag-celin bille ah oo loogu talagalay khidmadaha caymiska caafimaadka ilaa $728 bishii sanadkan 2026, iyo caawimaad ku aadan bixinta kharashyada caafimaadka ee aad jeebkaada kasii bixisay ee u qalma ilaa dhamaadka sanadka.<\/strong><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">* <\/span>Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Carewell SEIU 503 oo aadna dib ugu eegto liiska qorshayaasha la ansixiyay <a href=\"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/benefits\/healthcare-cost-assistance\/approved-plans\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">guji halkan<\/a>.<\/p>\n<p class=\"p5\">Qorshayaasha caymis ee la oggolaaday ee sanadka soo socda waxaa lagu soo daabacaa boggeena intarnetka dhamaadka Oktoobar ama horaanta Noofeembar ee bilowga Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka).<\/p>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][\/et_pb_row][et_pb_row _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; border_radii=&#8221;on|10px|10px|10px|10px&#8221; border_width_all=&#8221;3px&#8221; border_color_all=&#8221;#A45CFF&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;4_4&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h3 class=\"p2\" style=\"text-align: center;\">Si aad u sii heysato dheefaha HCA ee Carewell SEIU 503 ka dib dhamaadka sanadka, waa inaad iska qortaa qorshe caymis oo ay ansixisay <br \/> Carewell fursadaada ugu horeysa ee aad hesho iyo ugu danbayn Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) <\/h3>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][\/et_pb_row][et_pb_row column_structure=&#8221;2_5,3_5&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_column type=&#8221;2_5&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_text _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;]<\/p>\n<h2>Su&#8217;aalaha Inta Badan Laisweeydiiyo<\/h2>\n<p>[\/et_pb_text][\/et_pb_column][et_pb_column type=&#8221;3_5&#8243; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221;][et_pb_accordion module_class=&#8221;spark-accordion closeFirst&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;][et_pb_accordion_item title=&#8221;Immisa ka mid ah khidmadahayga caymiska ee bil&apos;laha ah ayay dheeftan dabartaa?&#8221; open=&#8221;on&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; toggle_text_align=&#8221;left&#8221;]<\/p>\n<p>Haddii aad xaq u leedahay, waxaad heleysaa magdhawga khidmadaada caymiska bil&#8217;alha ah ee saafiga ah ilaa iyo $728 bishiiba.<\/p>\n<p>[\/et_pb_accordion_item][et_pb_accordion_item title=&#8221;Sideen u bixiyaa?&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; open=&#8221;off&#8221;]<\/p>\n<p>Si aad u hesho magdhawyada khidmada caymiska ee bil&#8217;laha ah ee caafimaadka, waxaa qasab ah inaad soo gudbiso waxyaabahan soo socda bil kastaa:<\/p>\n<ul>\n<li>Codsiga lacag-celinta khidmada caymiska caafimaadka ee billaha.<\/li>\n<li>Caddaynta dabarida caymiska shakhsi ahaaneed ee caafimaadka oo ay ku jiraan magaca daryeel bixiyaha, khidimada caymiska bil&#8217;laha ah ee guud, Canshuur Celinta Khidmadaha ee Hormariska ah (APTC) haddii loo baahdo, khidmada caymiska bil&#8217;alha ah ee saafiga ah, taariikhda dhaqan galka ee qorshaha, iyo magaca qof walbo oo kale oo uu qorshahu dabaro.<\/li>\n<li>Caddaynta iska-diiwaangelinta, sida qaansheegta lacag bixinta ee laga helay shirkadda caymiska.<\/li>\n<\/ul>\n<p>[\/et_pb_accordion_item][et_pb_accordion_item title=&#8221;Sidee ayay u shaqeeyaan magdhawyada khidmadaha caymiska ee bil&apos;laha ah?&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; open=&#8221;off&#8221;]<\/p>\n<p><span>[et_pb_section global_module=\"302121\"][\/et_pb_section]<\/span><\/p>\n<p>[\/et_pb_accordion_item][et_pb_accordion_item title=&#8221;Sidee ayaan ku codsadaa lacag-celinta khidmada caymiska caafimaadka ee billaha?&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; open=&#8221;off&#8221;]<\/p>\n[et_pb_section global_module=\"302099\"][\/et_pb_section]\n<p>[\/et_pb_accordion_item][et_pb_accordion_item title=&#8221;Ka waran kharashyada uu qofka jaabkiisa ka bixiyo?&#8221; _builder_version=&#8221;4.27.6&#8243; _module_preset=&#8221;default&#8221; hover_enabled=&#8221;0&#8243; global_colors_info=&#8221;{}&#8221; open=&#8221;off&#8221; sticky_enabled=&#8221;0&#8243;]<\/p>\n<p>Daryeel bixiyeyaasha la siiyo dheefaha HCA ayaa boostada loo so dhigi doonaa Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta (BCC) oo ka yimid Ameriflex. Iyadoo aadan u isticmaali karin kaarka BCC inaad ku bixiso khidmadaha caymiska ee bil&#8217;laha ah ilaa iyo aad iska diiwaangeliso qorshe caymis oo ay Carewell ansixisay, balse waxaad u isticmaali kartaa kaarka BCC kharashyada caafimaad ee uu qofka jaabkiisa ka bixiyo ee la dabaro, ilaa iyo $8,000 sanadka 2026. Kaarka BCC waxaa lagu isticmaali karaa xafiisyada dhakhaatiirta, farmashiyaasha, iyo goobaha kale adeeg bixiyaha caafimaadka si loogu bixiyo cadadka lagaaga yeeshay adeegyada lagu dabaro ceymiska sida hoos imaata qorshaha caymiska caafimaadka, sida:<\/p>\n<ul>\n<li>Lacagaha la jaro<\/li>\n<li>Khidmadaha caymiska ee go&#8217;an<\/li>\n<li>Caymis waddaaga boqolleyda ah<\/li>\n<li>Daawo qoritaannada dhakhtareed<\/li>\n<\/ul>\n<p>[\/et_pb_accordion_item][\/et_pb_accordion][\/et_pb_column][\/et_pb_row][\/et_pb_section]<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ahCarewell SEIU 503 waxay bixisaa dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka (HCA). Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka waxay ka caawiyaan daryeel-bixiyeyaasha u qalma inay bixiyaan: Khidmadaha saafiga ah ee billaha ah ee caymiska qorshaha caafimaadka shaqsiga ah (caafimaadka) ee ay ansixisay Carewell oo lagu bixiyo Goob-suuqeedka caymiska caafimaadka federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":35,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"_et_pb_use_builder":"on","_et_pb_old_content":"","_et_gb_content_width":"","footnotes":"","_links_to":"","_links_to_target":""},"class_list":["post-304402","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.6 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Carewell SEIU 503\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-05-19T21:02:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/FB-Alt-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1256\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/temporary-healthcare-cost-assistance\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/temporary-healthcare-cost-assistance\\\/\",\"name\":\"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-05-08T15:22:45+00:00\",\"dateModified\":\"2026-05-19T21:02:21+00:00\",\"description\":\"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/temporary-healthcare-cost-assistance\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/temporary-healthcare-cost-assistance\\\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/temporary-healthcare-cost-assistance\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/\",\"name\":\"Carewell SEIU 503\",\"description\":\"Health. Support. Training.\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"Carewell SEIU 503\",\"url\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/wp-content\\\/uploads\\\/FB-Alt-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/wp-content\\\/uploads\\\/FB-Alt-1.jpg\",\"width\":2398,\"height\":1256,\"caption\":\"Carewell SEIU 503\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/www.carewellseiu503.org\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503","description":"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503","og_description":"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka","og_site_name":"Carewell SEIU 503","article_modified_time":"2026-05-19T21:02:21+00:00","og_image":[{"width":2398,"height":1256,"url":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/FB-Alt-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/","url":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/","name":"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah - Carewell SEIU 503","isPartOf":{"@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#website"},"datePublished":"2026-05-08T15:22:45+00:00","dateModified":"2026-05-19T21:02:21+00:00","description":"Waxaa laga yaabaa inaad u-qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaarka ah haddii aad u-qalanto dheefaha Carewell SEIU 503 (Daryeelka Ilkaha, Aragga iyo Maqalka, iyo Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha), ka dib dhammaadka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee u dambeysay oo aad iska qortay qorshaha* aan la ansixinin adoo u maraaya caymiska caafimaadka ee Goob-Suuqeedka","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/temporary-healthcare-cost-assistance\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku meel-gaarka ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#website","url":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/","name":"Carewell SEIU 503","description":"Health. Support. Training.","publisher":{"@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#organization","name":"Carewell SEIU 503","url":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/FB-Alt-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/wp-content\/uploads\/FB-Alt-1.jpg","width":2398,"height":1256,"caption":"Carewell SEIU 503"},"image":{"@id":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/304402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/35"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=304402"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/304402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":304878,"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/304402\/revisions\/304878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.carewellseiu503.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=304402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}