Sida loogu helo foomkaaga 1099 onleen ahan

Raac tallaabooyinka hoose si aad ugu hesho 1099 onleen ahaan.

Gal akoonkaaga MyCarewell503

Gujo-raac: MyCarewell503

Guji “Main Menu” (“Safka Liisaska Hoos U Baxa ee Ugu Wayn”) ee ku yaala dhinaca bidix ee kore

Dooro “Forms and Documents” (“Foomamka iyo Dukumiintiyada”)

Guji “view/download” (“eeg/soo dejiso”) oo xigta safka Dukumiintiyada 1099

Waxaa dib laguugu hagi doonaa Zenwork halkaas oo aad awoodi doonto inaad ka eegto/kala soo degto dukumiintigaaga.

Geli magacaaga adeegsadaha iyo lambar sireedkaaga

Magacaaga adeegsadaha wuxuu noqon doonaa isla cinwaanka Iimaylka ee aad u isticmaasho inaad ku gasho MyCarewell503.

Lambar sireedkaaga waxa uu noqon doonaa:

  • 4-ta xaraf ugu horreeya ee magacaaga koowaad iyo 4-ta xaraf ugu danbeeya ee lambarkaaga Sooshiyaal Sekuuritiga  AMA
  • 4-ta xaraf ugu horreeya ee magaca awoowgaa/dambe iyo 4-ta xaraf ugu danbeeya ee lambarkaaga Sooshiyaal Sekuuritiga.

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir