Wararka iyo Warbixinada
Maqaalka La Soo Bandhigay
Carewell SEIU 503 waxay daahfureysaa Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka oo cusub oo loogu talagalay Dheefaha Dadka La Xiriira Militariga.
Guddiga Maamulka ee Oregon Homecare Workers Supplemental Trust (Hay'adda Kaalmada Dheefaha Caafimaad ee Shaqaalaha Daryeelka Guriga ee Oregon) ayaa ku faraxsan inuu kugu wargeliyo cusboonaysiin muhiim ah oo ku saabsan dheefta kharashka caafimaadka ee jeebka laga...

Wararka iyo Maqaalada Ugu Danbeeyay
Carewell SEIU 503 waxay daahfureysaa Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka oo cusub oo loogu talagalay Dheefaha Dadka La Xiriira Militariga.
Guddiga Maamulka ee Oregon Homecare Workers Supplemental Trust (Hay'adda Kaalmada Dheefaha Caafimaad ee Shaqaalaha Daryeelka Guriga ee Oregon) ayaa ku faraxsan inuu kugu wargeliyo cusboonaysiin...
Horumarinta Dheefaha 2026
Laga bilaabo sannadka 2026, shaqaalaha daryeelka ku dhex bixiya guryaha, shaqaalaha taageerada shakhsi ahaaneed, iyo shaqaalaha daryeelka shakhsiyeed waxay u qalmi doonaan horumarinadan xiisaha leh...
Wargelinta Carina
Laga bilaabo Sebtembar 29, 2025, macaamiisha Oregon Medicaid iyo Oregon Project Independence (OPI) waxay awood u lahaan doonaan inay sameystaan akoon Carina iyaga oo isticmaalaya aqoonsiga...
Carewell SEIU 503 Guide to Training and Benefits (Hagaha Tabbabarka iyo Dheefaha ee Carewell SEIU 503) ee 2025 ee la cusboonaysiiyay ayaa hadda diyaar kuu ah!
Daryeel bixiyeyaasha ayaa dadaal ku bixyo, maalin kasta, inay taageeraan oo daryeelaan dadka kale. Carewell SEIU 503 ayaa halkan diyaar kuugu ah inay ku taageerto! Qoyska tabbabarka iyo dheefaha ay...
Cusbooneysiinta Xeerarka U-qalmitaanka Dheefaha
Cusboonaysiinta muhiimka ah ee xeerarka u-qalmitaanka dheefaha ayaa dhaqan galaya Oktoobar 1, 2025. Fadlan dib uga eeg hoos soo koobida xeerka la cusboonaysiiyay.
Carewell SEIU 503 Guide to Training and Benefits (Hagaha Tabbabarka iyo Dheefaha ee Carewell SEIU 503) ee la cusboonaysiiyay ayaa la heli karaa!
Daryeel bixiyeyaasha ayaa dadaal ku bixyo, maalin kasta, inay taageeraan oo daryeelaan dadka kale. Carewell SEIU 503 ayaa halkan diyaar kuugu ah inay ku taageerto! Qoyska tabbabarka iyo dheefaha ay...
Carina
Carina waa agab onleen ah oo bilaash ah oo laga helo Carewell SEIU 503 oo u sahlaya daryeel bixiyeyaasha inay isku beegaan macaamiisha daryeelka guriga ee Medicaid iyo Barnaamijka Dadka Waayeelka ah ee Oregon Lagu Taageero (OPI) ee u dhaw. Isticmaal Carina si aad ugu raadsato shaqooyinka maalinta dhan ah, niska ah, iyo daryeelka bukaanka muddada gaaban ee deegaankaaga.