Nala Soo Xiriir
Ma qabtaa wax su’aalo ah oo ku saabsan xaaladaada diiwaangelinta, dheefahaaga daryeelka caafimaadka, ama shuruudaha tabbabarka ama fasalada? Waxaan leenahay koox u jajaban oo diyaar u ah inay kaaga jawaabaan su’aalahaaga wicitaanka taleefonka.
Ma qabtaa su’aalo ku saabsan dheefaha?
Wixii su’aalo ah ee ku saabsan Ilkaha, Aragga, EAP, Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, PTO, ama Khayraadka COVID-19
Taleefonka: 1-844-503-7348(SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)
Ma qabtaa su’aalo ku saabsan Tabbabarka?
Wixii su’aalo ah ee ku saabsan Tabbabarka Shaqaalaha Cusub, Tabbabarka Shaqaalaha Hadda Shaqeeeyo, ama Waxbarashda Dadka Wawayn
Taleefonka: 1-844-503-7348(SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)
Ma qabtaa su’aalo ku saabsan midowga?
Wixii su’aalo ah ee ku saabsan xubinnimada midowga ama khatar ku shaqeynta.
Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan khatar ku shaqeynta, tag: SEIU503.org/member_news/hazard-pay-some-extra-coming-your-way/
Taleefonka: 1-844-503-7348(SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)
Iimaylka: contact@SEIU503.org
Haddii aad qabto su’aalo dheeraad ah, fadlan buuxi foomkeena xiriirka guud ee hoose. Xubin shaqaalaha ka mid ah ayaa dib kugula soo xiriiri doona iimayl ama wicitaan taleefon ahaan.