Nala Soo Xiriir

Ma qabtaa wax su’aalo ah oo ku saabsan xaaladaada diiwaangelinta, dheefahaaga daryeelka caafimaadka, ama shuruudaha tabbabarka ama fasalada? Waxaan leenahay koox u jajaban oo diyaar u ah inay kaaga jawaabaan su’aalahaaga wicitaanka taleefonka.

Ma qabtaa su’aalo ku saabsan dheefaha?

Wixii su’aalo ah ee ku saabsan Ilkaha, Aragga, Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha, Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, ama Wakhtiga Fasaxa Lacagta Leh

Taleefonka: 1-844-503-7348(SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)

Iimaylka: CarewellSEIU503Benefits@RISEpartnership.com

Fakiska: 1-503-765-5543

Cinwaanada Boostada:

  • Dhammaan foomamka aysan la soconin macluumaadka bangiga iyo canshuurta:

Carewell SEIU 503
PO Box 94253
Seattle, WA 98124-6553

  • Dhammaan foomamka ay la socdaan macluumaadka bangiga iyo canshuurta:

CAREWELL SEIU 503
PO Box 84785
Seattle, WA 98124-6085

Ma qabtaa su’aalo ku saabsan Tabbabarka?

Wixii su’aalo ah ee ku saabsan Tabbabarka Shaqaalaha Cusub, Tabbabarka Shaqaalaha Hadda Shaqeeeyo, ama Waxbarashda Dadka Wawayn

Taleefonka: 1-844-503-7348 (SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)

Iimaylka: CarewellSEIU503Training@RISEpartnership.com

Ma qabtaa su’aalo ku saabsan midowga?

Wixii su’aalo ah ee ku saabsan xubinnimada midowga.

Taleefonka: 1-844-503-7348 (SEIU)
(8 am—6 pm, Isniin—Jimce)

Iimaylka: contact@SEIU503.org

Haddii aad qabto su’aalo dheeraad ah, fadlan buuxi foomkeena xiriirka guud ee hoose. Xubin shaqaalaha ka mid ah ayaa dib kugula soo xiriiri doona iimayl ama wicitaan taleefon ahaan.