Dulmarka xaq u yeelashada

Wax ka baro sida aad xaq ugu yeelan karto qoyska dheefaha ee Carewell iyo sida aad u sii haysan karto. 

Haddi aad tahay shaqaalaha daryeelka guriga, shaqaalaha taageerada shaqsiga, ama bixiyeyaasha daryeelka shaqsiyadeed, Carewell SEIU 503 waxay bixisaa dheefo. Dheefaha waxaa kamdi ah Ilkaha, Aragga+Maqalka, Barnaamijka Caawinta Shaqaalaha (DVE), iyo Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka. Wakhtiiga Fasaxa Lacagta leh ayaa ah dheef kale oo aad xaq u yeelan karto, balse shuruudaha shaqada ayaa kala duwan. Wax badan ka baro halkaan. 

Xaq u yeelashadaada waxay ku xiran tahay saacadaha aad shaqayso ee aad soo gudbiso. Waxaan warqado ogaysiis ah kuugu soo diri doonaa cinwaanka guriga ee uu kaa hayo gobalka haddii aad xaq u yeelato dheefaha, iyo sidoo kale ka hor inta aadan luminin xaq u yeelashada. Haddi aad qabto wax su’aalo ah oo ku saabsan xaq u yeelashadaada dheefaha, waxaad wici kartaa 1-844-507-7554, doorashada 3, doorashada 2. 

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir