Natiijooyinka Xaq U Yeelashada
Waxaan u baahanahay macluumaad dheeraad ah.
Iyada oo ku saleysan jawaabahaaga, waxaan u baahanahay macluumaad dheeraad ah si aan u go’aamino haddii aad xaq u yeelan karto dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
Waa tan tillaabadaada xigta
Haddii aad ka tirsan tahay Barnaamijka Kaalmada Lacagta iyo Madaxabaaanida Daryeelka, fadlan kala xidhiidh Carewell SEIU 503 lambarka 1-844-503-7348 wixii su’aalo ah ee ku saabsan xaq u yeelashadaada.
Xusuusin
- Ka dib markaad shaqeyso 40 ama in ka badan oo ah saacadaha caymiska leh 2 bilood oo isku xigta, waxaad u baahan doontaa inaad sugto 1 bil oo dheeraad ah ka dib markaad soo gudbiso warqadahaaga saacadaha la shaqeeyay iyo/ama foojarada mushahar bixinta inta uu Gobolku saacadaha aad shaqaysay u gudbinayo Carewell SEIU 503.
- Waxaad waayi doontaa xaq u yeelashadaada dheefaha haddii aad soo sheegto 0 saacadood oo shaqo ah 2 bilood oo isku xigta.
- Si aad xaq ugu yeelato dheefahan, Carewell SEIU 503 waa inay fayl ku hayso magacaaga, jinsigaaga, Lambarkaaga Soshiyaal Sekuyuritiga, taariikhdaada dhalashada iyo ciwaankaaga guri ee haddadan.
Xogtaada mar kasta ha ahaato midii ugu danbeysay.