Muunadaha Dukumentiyada Looga Baahan Yahay HCA Medicare

Liiska hoose waxaa ku qoran muunadaha duukumiintiyada aad u baahan doonto si aad inoogu soo dirto ka ahaan caddaynta qorshahaaga(yaashaada) caymiska Medicare. Waxaad soo gelin kartaa adigoo soo buuxinaya Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare ama soo galayaa MyCarewell503.org* (oo hadda lagu heli karo Ingiriis).