Muunadaha Dukumentiyada Looga Baahan Yahay HCA Medicare
Liiska hoose waxaa ku qoran muunadaha duukumiintiyada aad u baahan doonto si aad inoogu soo dirto ka ahaan caddaynta qorshahaaga(yaashaada) caymiska Medicare. Waxaad soo gelin kartaa adigoo soo buuxinaya Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare ama soo galayaa MyCarewell503.org* (oo hadda lagu heli karo Ingiriis).
Muunadaha Biilka Khidmada Caymiska Bil’laha ah ee Medicare
Wixii macluumaad dheeraad ah
Booqo boggagan si aad wax badan uga ogaato dheefahaaga iyo sida loo isticmaalo haddii aad xaq u leedahay:
*Sida looga cusbooneysiiyo caymiskaaga Medicare gudaha MyCarewell503
Bogga Interneetka ee Foomamka
Bogga Interneetka ee Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Medicare
Bogga Interneetka ee Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
MyCarewell503