Natiijooyinka Xaq U Yeelashada

t

Waxaan u baahanahay macluumaad dheeraad ah.

Iyada oo ku saleysan jawaabahaaga, waxaan u baahanahay macluumaad dheeraad ah si aan u go’aamino haddii aad xaq u yeelan karto dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.

Waa tan tillaabadaada xigta

Haddii aadan hubin waxa ku saabsan ceymiskaaga ama aad heysato COBRA, Magdhawga Shaqaalaha, Ceymiska Qabiilka, ama diid inaad noo sheegto:

Ka wac Carewell SEIU 503 lambarka 1-844-503-7348 8 subaxnimo – 6 maqribnimo wakhtiga PST, Isniin-Jimce, si aad qof ugala hadasho xaaladaada caymiska caafimaadka iyo xaq u yeelashadaada suurtogalka ah ee dheeftan.

Xusuusin

  • Ka dib markaad shaqeyso 40 ama in ka badan oo ah saacadaha caymiska leh 2 bilood oo isku xigta, waxaad u baahan tahay inaad sugto 1 bil oo dheeraad ah ka dib markaad soo gudbiso warqadahaaga saacadaha la shaqeeyay iyo/ama foojarada mushahar bixinta inta uu Gobolku saacadaha aad shaqaysay u gudbinayo Carewell SEIU 503.
  • Waxaad waayi doontaa xaq u yeelashadaada dheefaha haddii aad soo sheegto 0 saacadood oo shaqo ah 2 bilood oo isku xigta. Xeerarka u-qalmitaanka waxeey is-beddelayaan Oktoobar 1, 2025. Wax badan ka baro halkan.  
  • Si aad xaq ugu yeelato dheefahan, Carewell SEIU 503 waa inay fayl ku hayso magacaaga, jinsigaaga, Lambarkaaga Soshiyaal Sekuyuritiga, taariikhdaada dhalashada iyo ciwaankaaga guri ee haddadan.

Xogtaada mar kasta ha ahaato midii ugu danbeysay.

Su’aalo miyaad qabtaa? Fadlan iimayl ahaan noogu soo dir iimaylkan CarewellSEIU503Benefits@RISEpartnership.com ama naga soo wac lanbarka 1-844-503-7348, 8 subaxnimo-6 maqribnimo wakhtiga PST, Isniin – Jimce.

Xaq miyaad u leedahay Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka?

Xaq miyaad u leedahay Ilkaha, Aragga + Maqalka, iyo EAP?

Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

Xir