Ku Saabsan Carewell SEIU 503

Kooxda gorgortanka ee shaqaalaha daryeelka guriga iyo taageerada shaqsiyeed oo u dabaal dagaya guul si adag lagu hantay.

Horudhaca Carewell SEIU 503

Carewell SEIU 503 waa qoyska tabbabarka iyo dheefaha ay sida adag u hanteen adeeg bixiyeyaasha daryeelka guriga iyo taageerada shaqsiyeed ee SEIU 503 si ay u hormariyaan noolashooda. 

Waxaa bixiyay RISE Partnership, hay'ad aan macaash doon ahayn oo taageerta daryeel bixiyeyaasha iyo shaqaalaha waaxda dadwaynaha ee Oregon ee lehtabbabar, waxbarasho, iyo sahminta dheefaha oo heersare ah.

Sahmi Macluumaad Dheeraad ah

Ku Saabsan Rahaanada

Wax badan ka baro sida Tabbabarka iyo Dheefaha Carewell ay u nashqadeeyeen shaqaalaha iyada oo loo marayo Hay'adda Maamulka shaqaalaha.

Wararka iyo Warbixinada

Hel wararki ugu danbeeyay ee ku saabasan Tabbabarka iyo Dheefaha Carewell.