Tusaalooyinka Dukumentiyada Loo Baahan Yahay ee HCA
Liiska hoose waxaa ku jira muunadaha duukumiintiyada aad u baahan doonto si aad u buuxiso foomamka ama inoogu soo dirto sida caddaynta qorshahaaga caymiska Goob-suuqeedka.
Muunadaha Biilka Khidmada Caymiska Bil’laha ah
Tusaalaha Healthcare.gov
Gal akoonkaaga healthcare.gov oo tag "My Plans &Programs" ("Qorshayaashayda Caymiska & Barnaamijyadeyda").
Muunadaha Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka
Wixii macluumaad dheeraad ah
Booqo boggagan si aad wax badan uga ogaato dheefahaaga iyo sida loo isticmaalo haddii aad xaq u leedahay:
Websaydhka Foomka
Websaydhka Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Websaydhka FAQ-yada
MyCarewell503