Natiijooyinka Xaq U Yeelashada

r

Waxaa laga yaabaa inaad xaq u leedahay!

Akhbaar wanaagsan! Iyada oo ku saleysan jawaabahaaga, waxaa laga yaabaa inaad u qalanto inaad hesho dheeftan haddii aad is-diiwaangeliso oo aad sameyso lacag-bixinta(nada) ceymiska ee Medicare Qaybta B iyo/ama Medicare Qaybta D, qorshayaasha ceymis ee Supplement, ama Advantage.

Waa kuwan tillaabooyinkaaga xiga

First, fill out the required 2024 Carewell Medicare Paperwork. These forms give the Carewell SEIU 503 Benefits team and its partners legal permission to assist you with researching, enrolling in, and maintaining your Medicare plan (Medicare Supplement, Advantage, or Part D plan).

Carewell Medicare Paperwork (Online)

Then submit a request for premium reimbursement to Carewell SEIU 503 with evidence of your Part B premium and evidence of your Part D, Supplement, or Advantage plan premiums, if any. The most common Medicare Part B proof is your annual Social Security letter. The most common proof for Part D, Advantage, or Supplement plan premiums is the invoice showing the premium amount for that plan.

You can find more information on how to submit a request for premium reimbursement at carewellseiu503.org/resources/forms/.

Xusuusin

  • Ka dib markaad shaqeyso 40 ama in ka badan oo ah saacadaha caymiska leh 2 bilood oo isku xigta, waxaad u baahan doontaa inaad sugto 1 bil oo dheeraad ah ka dib markaad soo gudbiso warqadahaaga saacadaha la shaqeeyay iyo/ama foojarada mushahar bixinta inta uu Gobolku saacadaha aad shaqaysay u gudbinayo Carewell SEIU 503.
  • Waxaad waayi doontaa xaq u yeelashadaada dheefaha haddii aad soo sheegto 0 saacadood oo shaqo ah 2 bilood oo isku xigta.
  • Si aad xaq ugu yeelato dheefahan, Carewell SEIU 503 waa inay fayl ku hayso magacaaga, jinsigaaga, Lambarkaaga Soshiyaal Sekuyuritiga, taariikhdaada dhalashada iyo ciwaankaaga guri ee haddadan.
  • Xogtaada mar kasta ha ahaato midii ugu danbeysay.

    Su’aalo miyaad qabtaa? Fadlan iimayl ahaan noogu soo dir iimaylkan CarewellSEIU503Benefits@RISEpartnership.com ama naga soo wac lanbarka 1-844-503-7348, 8 subaxnimo-6 maqribnimo wakhtiga PST, Isniin – Jimce.

    Are you eligible for Healthcare Cost Assistance?

    Are you eligible for Dental, Vision + Hearing, and EAP?

    Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

    Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

    Xir