by RISE Partnership | Dec 10, 2025 | Uncategorized @so
Laga bilaabo sannadka 2026, shaqaalaha daryeelka ku dhex bixiya guryaha, shaqaalaha taageerada shakhsi ahaaneed, iyo shaqaalaha daryeelka shakhsiyeed waxay u qalmi doonaan horumarinadan xiisaha leh ee ku aadan dheefaha Carewell SEIU 503: Wakhtiiga Fasaxa Lacagta leh...
by RISE Partnership | Sep 19, 2025 | Uncategorized @so
Laga bilaabo Sebtembar 29, 2025, macaamiisha Oregon Medicaid iyo Oregon Project Independence (OPI) waxay awood u lahaan doonaan inay sameystaan akoon Carina iyaga oo isticmaalaya aqoonsiga macmiilkooda (Prime Number). Horaantii, macaamiisha Oregon Medicaid iyo OPI ee...
by Jean Sung | Mar 13, 2025 | Uncategorized @so
Cusboonaysiinta muhiimka ah ee xeerarka u-qalmitaanka dheefaha ayaa dhaqan galaya Oktoobar 1, 2025. Fadlan dib uga eeg hoos soo koobida xeerka la cusboonaysiiyay. Maxaa isbedelaya oo goormeyna isbeddelayaan? Guddiga Mu’asasada/Hay’adaha ayaa wax uga...
by Jean Sung | Nov 2, 2023 | Uncategorized @so
Daryeel bixiyeyaasha ayaa dadaal ku bixyo, maalin kasta, inay taageeraan oo daryeelaan dadka kale. Carewell SEIU 503 ayaa halkan diyaar kuugu ah inay ku taageerto! Qoyska tabbabarka iyo dheefaha ay sida adag u hanteen daryeel bixiyeyaasha SEIU 503 ayaa sii waday inuu...
by RISE Partnership | Jan 13, 2023 | Uncategorized @so, Uncategorized @so
Carina waa agab onleen ah oo bilaash ah oo laga helo Carewell SEIU 503 oo u sahlaya daryeel bixiyeyaasha inay isku beegaan macaamiisha daryeelka guriga ee Medicaid iyo Barnaamijka Dadka Waayeelka ah ee Oregon Lagu Taageero (OPI) ee u dhaw. Isticmaal Carina si aad ugu...
Recent Comments