Horumarinta Dheefaha 2026

Horumarinta Dheefaha 2026

Laga bilaabo sannadka 2026, shaqaalaha daryeelka ku dhex bixiya guryaha, shaqaalaha taageerada shakhsi ahaaneed, iyo shaqaalaha daryeelka shakhsiyeed waxay u qalmi doonaan horumarinadan xiisaha leh ee ku aadan dheefaha Carewell SEIU 503: Wakhtiiga Fasaxa Lacagta leh...
Horumarinta Dheefaha 2026

Wargelinta Carina

Laga bilaabo Sebtembar 29, 2025, macaamiisha Oregon Medicaid iyo Oregon Project Independence (OPI) waxay awood u lahaan doonaan inay sameystaan akoon Carina iyaga oo isticmaalaya aqoonsiga macmiilkooda (Prime Number).  Horaantii, macaamiisha Oregon Medicaid iyo OPI ee...