Hagida Iska-diiwaangelinta Goob-suuqeedka

Iska diiwaangeli si toos ah websaydka Goob-suuqeedka barta HealthCare.gov ama adoo wacaya 1-800-318-2596.

Iyadoo leh 4 tallaabo oo fudud, waxaad isku diiwaaangelin kartaa qorshaha caymiska caafimaadka (caafimaadka) ee ay ansixisay Carewell ee ku jira Goob-suuqeedka oo waxaana heli kartaa wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka. Si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waa inaad doorataa qorshe ceymis oo ay ansixisay Carewell.

Fadlan si taxadar leh u akhri hagahan si aad uga fogaato khaladaadka caadiga ah ee sababi kara inaad lumiso caymiskaaga caafimaad, dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, ama labadaba.

Tallaabada 1

Ka hor intaadan bilaabin, xaqiiji inaad haysato:

    • Ciwaanka iimaylka ee aad ku isticmaashay akoonkaada HealthCare.gov (haddii aad hore mid u lahayd) ama ciwaanka iimaylka aad rabto inaad isticmaasho.

    • Magaca, taariikhda dhalashada, iyo lambarka Soshal Sekuritiga ee dhammaan dadka ku jira qoyskaaga canshuurta-xareeya.

    • Dakhliga ka hor canshuurta ee la qiyaasay (guud)* iyo wax ka jaritaanada ee dhammaan dadka ku jira qoyskaaga canshuurta-xareeya.

    • Haddii qof ka mid ah qoyskaaga canshuurta ku xisaaban uu heli karo caymiska loo-shaqeeyaha, waxaad u baahan doontaa magaca, lambarka taleefoonka loo-shaqeeyaha, iyo kharashka billaha ah ee caymiska.

* MUHIIM AH: Iyada oo ay mushahar kordhinta 2026 soo socota oo ayna u gorgortameen Kooxdaada Gorgortanka ee Shaqaalaha Daryeelka Guriga ee SEIU 503, dakhligaaga waxaa laga yaabaa inuu ka sarreeyo 2026 marka la barbardhigo 2025. Haddi ay tahay, xaqiiji inaad ku cusboonaysiiso qiyaasta dakhliga qoyskaaga gudaha codsigaaga ceymiska Goob-suuqeedka.

Tallaabada 2

Gal codsigaaga Goob-suuqeedka ama akoon ka sameyso HealthCare.gov ama wac 1-800-318-2596 (oo lagu heli karo dhamaan luuqadaha 24/7).

Tallaabada 3

Guji sanduuqa “Check for all savings options (Eeg dhamaan ikhtiyaarada keydinta)” oona xaqiiji inaad ku dabaqdo dhammaan kaydinta aad u qalanto khidmadaada caymiska caafimaadka ee billaha ah. Iska-diiwaangeli qorshaha ay Carewell u ansixisay degmadaada. Hoos ka hel qorshahaaga caymis oo hoos ku qor magaca qorshaha caymiska iyo lambarka aqoonsiga si aad u xaqiijiso inaad doorato qorshe caymis oo la ansixiyay:

Raadi Degmadaada, Raadi Qorshahaaga Caymiska:

Qorshaha loo ansixiyay Multnomah County

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Asotin County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Washington County

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha loo ansixiyay Lane County (gudaha aagga adeegga Kaiser)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha loo ansixiyay Lane County (dibada aagga adeegga Kaiser)

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Qorshayaasha Loo ansixiyay Baker County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha loo ansixiyay Benton County (gudaha aagga adeegga Kaiser – OR)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha loo ansixiyay Benton County (dibada aagga adeegga Kaiser – OR)

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Benton County (WA)

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha loo ansixiyay Clackamas County (gudaha aagga adeegga Kaiser)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha loo ansixiyay Clackamas County (dibada aagga adeegga Kaiser)

PacificSource OR Standard Silver Plan Core Plan ID 10091OR0770006

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Clark County

Kaiser Permanente Cascade Silver Plan ID 233711940002-00

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Clatsop County

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Columbia County

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Coos County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Cowlitz County

Kaiser Permanente Cascade Silver Plan ID 233711940002-00

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Crook County

PacificSource OR Standard Silver Plan Core Plan ID 10091OR0770006

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Curry County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Deschutes County

PacificSource OR Standard Silver Plan Core Plan ID 10091OR0770006

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Douglas County

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Franklin County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Gilliam County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Grant County (OR)

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Grant County (WA)

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Harney County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Grays Harbor County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (gudaha aagga adeegga Kaiser)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (dibada aagga adeegga Kaiser)

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Island County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Jackson County

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Jefferson County

PacificSource OR Standard Silver Plan Core Plan ID 10091OR0770006

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Josephine County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay King County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Kitsap County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Klamath County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Klickitat County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Lake County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Lewis County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha La ansixiyay Lincoln County

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo Ansixiyay Linn County (gudaha aagga adeegga Kaiser)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha loo ansixiyay Linn County (dibada aagga adeegga Kaiser)

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha La ansixiyay Malheur County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo Ansixiyay Marion County (gudaha aagga adeegga Kaiser)

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha loo ansixiyay Marion County (dibada aagga adeegga Kaiser)

Providence Oregon Standard Silver Choice Network Plan ID 56707OR1330004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Morrow County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Pierce County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Pacific County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Polk County

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha La ansixiyay Sherman County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Skamania County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Snohomish County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Spokane County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha La ansixiyay Thurston County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Tillamook County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Umatilla County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Union County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Walla Walla County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Wahkiakum County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Wallowa County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Wasco County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Whatcom County

Regence Cascade Silver Individual Connect Network Plan Plan ID 87718WA217

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshayaasha Loo ansixiyay Wheeler County

Providence Oregon Standard Silver Signature Network Plan ID 56707OR1360004

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Qorshaha Loo ansixiyay Yamhill County

Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011

Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska

Tallaabada 4

Ha iska diiwaangelin qorshaha ilkaha ee ku jira Goob-suuqeedka. Dhammaan bixiyeyaasha daryeelka ee u qalma inay helaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka si toos ah ayaa loogu diiwaangelinayaa dheefaha Caafimaadka Ilkaha ee Carewell.

Si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waxaad u baahan tahay inaad u soo gudbiso dukumeentiyada soo socda ee loo baahan yahay Carewell SEIU 503:

    • Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka (ee aad kasoo bixisay akoonkaada HealthCare.gov ), iyo
    • Bogga My plans & programs (bogga qorshooyinkayga & barnaamijyadeyda) (ee ka socota akoonkaada HealthCare.gov) ama biilkaaga khidmada caymiska ee billaha ah (oo ka imaaneysa shirkada caymiska).

(Wixii ah isku-diiwaangelinta Providence, fadlan soo gudbi bogga “My plans & programs (qorshayaashayda iyo barnaamijyadayda)”.)

2 Ikhtiyaarada lagu codsanaayo Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee qorshaha ceymis ee ay ansixisay Carewell:

1. Buuxi Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka oona soo geli dukumeentiyada loo baahan yahay, ama

2. Gal akoonkaada MyCarewell503 oona raac tallaabooyinkan:

  • Gudaha dhaashboodhka, guji Health Insurance Information (Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)
  • Marka xigta, guji Update Health Insurance Information (Cusbooneysii Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)
  • Ka dooro falaadha hoos-u-dhaca kaaga ah Health Insurance Type (Nooca Caymiska Caafimaadka)
  • Geli Health Insurance Effective Date (Taariikhda Uu Dhaqan-galaayo Caymiska Caafimaadka) (ha gelin taariikhda uu caymisku dhammaanayo)
  • Ka dooro Health Insurance Plan Name (Magaca Qorshaha Caymiska Caafimaadka) hoos-u-dhaca, (Carrier Name (Magaca Shirkadda Caymiska) si toos ah ayuu u buuxsami doonaa)
  • Geli tirada dadka ku jira qorshaha caymiska, Qadarka Khidmada Billaha ah ee Caymiska, iyo Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC), oo lacagta guud ee khidmada caymiska billaha ah ayaa si toos ah loo xisaabin doonaa.
  • Guji badhanka “Choose file(s) (Dooro faylka(asha))” si aad ugu soo ararto Ogeysiiskaada U-qalmitaanka Goob-suuqeedka iyo boggaga “My plans & programs (qorshayaashayda iyo barnaamijyadayda)” ama biilkaaga khidmada caymiska ee billaha ah

    Kadib markaad iska diiwaangeliso qorshahaaga caymiska ee ku jira Goob-suuqeedka, xaqiiji inaad ku bixiso khidmadaada caymiska ee bil’laha ah ee ugu kowaad shirkadaada caymiska ka hor taariikhda kama dambaysta ah. Haddii aad is-diiwaangelinayso markii ugu horreysay oo aad u-qalanto dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, Carewell SEIU 503 ayaa kuu soo celinaysa khidmadaha caymiska ee billaha ah e ugu horreeya inta aad sugayso kaarka Dukaameysiga ee Dheefta (Benefit Convenience Card, BCC) in laguu keeno.

    Markaad sii wado isticmaalka websaydhkan, waxaad oggolaatay isticmaalka cookies-ka. Macluumaad dheeraad ah

    Hagaajinta cookies-ka ee websaydhkan waxaa loogu talagalay inay "oggolaadaan cookies-ka" si ay kuu siiyaan waayo-aragnimada sahminta ee ugu macquulsan. Haddii aad sii wado inaad isticmaasho websaydhkan adiga oo aan baddelin hagaajinta cookie-gaaga ama haddii aad gujiso "Accept" ("Aqbal") ee hoose markaas waxaad oggolaatay midan. Si aad wax badan uga barato siyaasadeena cookie-ga iyo sida aan u maareyno macluumaadka gaarka ah ee laga yaabo inaad ku soo gudbiso websaydhkan, fadlan arag Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah.

    Xir