Hagida Iska-diiwaangelinta Goob-suuqeedka
Iska diiwaangeli si toos ah websaydka Goob-suuqeedka barta HealthCare.gov ama adoo wacaya 1-800-318-2596.
Iyadoo leh 4 tallaabo oo fudud, waxaad isku diiwaaangelin kartaa qorshaha caymiska caafimaadka (caafimaadka) ee ay ansixisay Carewell ee ku jira Goob-suuqeedka oo waxaana heli kartaa wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka. Si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waa inaad doorataa qorshe ceymis oo ay ansixisay Carewell.
Fadlan si taxadar leh u akhri hagahan si aad uga fogaato khaladaadka caadiga ah ee sababi kara inaad lumiso caymiskaaga caafimaad, dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, ama labadaba.
Tallaabada 1
Ka hor intaadan bilaabin, xaqiiji inaad haysato:
-
-
Ciwaanka iimaylka ee aad ku isticmaashay akoonkaada HealthCare.gov (haddii aad hore mid u lahayd) ama ciwaanka iimaylka aad rabto inaad isticmaasho.
-
Magaca, taariikhda dhalashada, iyo lambarka Soshal Sekuritiga ee dhammaan dadka ku jira qoyskaaga canshuurta-xareeya.
-
Dakhliga ka hor canshuurta ee la qiyaasay (guud)* iyo wax ka jaritaanada ee dhammaan dadka ku jira qoyskaaga canshuurta-xareeya.
-
Haddii qof ka mid ah qoyskaaga canshuurta ku xisaaban uu heli karo caymiska loo-shaqeeyaha, waxaad u baahan doontaa magaca, lambarka taleefoonka loo-shaqeeyaha, iyo kharashka billaha ah ee caymiska.
-
* MUHIIM AH: Iyada oo ay mushahar kordhinta 2026 soo socota oo ayna u gorgortameen Kooxdaada Gorgortanka ee Shaqaalaha Daryeelka Guriga ee SEIU 503, dakhligaaga waxaa laga yaabaa inuu ka sarreeyo 2026 marka la barbardhigo 2025. Haddi ay tahay, xaqiiji inaad ku cusboonaysiiso qiyaasta dakhliga qoyskaaga gudaha codsigaaga ceymiska Goob-suuqeedka.
Tallaabada 2
Gal codsigaaga Goob-suuqeedka ama akoon ka sameyso HealthCare.gov ama wac 1-800-318-2596 (oo lagu heli karo dhamaan luuqadaha 24/7).
Tallaabada 3
Guji sanduuqa “Check for all savings options (Eeg dhamaan ikhtiyaarada keydinta)” oona xaqiiji inaad ku dabaqdo dhammaan kaydinta aad u qalanto khidmadaada caymiska caafimaadka ee billaha ah. Iska-diiwaangeli qorshaha ay Carewell u ansixisay degmadaada. Hoos ka hel qorshahaaga caymis oo hoos ku qor magaca qorshaha caymiska iyo lambarka aqoonsiga si aad u xaqiijiso inaad doorato qorshe caymis oo la ansixiyay:
-
-
Si aad dib ugu eegto qorshayaasha caymis ee 2026, aad: CarewellSEIU503.org/so/2026Plans
-
Wixii ah macluumaadka ku saabsan qorshaha caymiska, aad: CarewellSEIU503.org/so/plan-resources
- Waxaad sidoo kale ka dooran kartaa degmadaada liiska hoos u dhaca ee hoose.
-
Raadi Degmadaada, Raadi Qorshahaaga Caymiska:
Qorshaha loo ansixiyay Multnomah County
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Asotin County
Qorshaha Loo ansixiyay Washington County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha loo ansixiyay Lane County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha loo ansixiyay Lane County (dibada aagga adeegga Kaiser)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Baker County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha loo ansixiyay Benton County (gudaha aagga adeegga Kaiser – OR)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha loo ansixiyay Benton County (dibada aagga adeegga Kaiser – OR)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Benton County (WA)
Qorshaha loo ansixiyay Clackamas County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha loo ansixiyay Clackamas County (dibada aagga adeegga Kaiser)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Clark County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Kaiser Permanente WA Cascade Vital Gold Plan ID 23371WA1940004-01

2027 Regence WA Cascade Silver Individual Connect Network Plan ID 71281WA137
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID 71281WA1360019-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Clatsop County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Columbia County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Coos County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Cowlitz County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Kaiser Permanente WA Cascade Vital Gold Plan ID 23371WA1940004-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Crook County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Curry County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Deschutes County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Douglas County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Franklin County
Qorshayaasha Loo ansixiyay Gilliam County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Grant County (OR)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Grant County (WA)
Qorshayaasha Loo ansixiyay Harney County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Grays Harbor County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (dibada aagga adeegga Kaiser)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Island County
Qorshaha Loo ansixiyay Jackson County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Jefferson County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Josephine County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay King County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01

Qorshaha Loo ansixiyay Kitsap County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Klamath County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Klickitat County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Lake County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Lewis County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha La ansixiyay Lincoln County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo Ansixiyay Linn County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha loo ansixiyay Linn County (dibada aagga adeegga Kaiser)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha La ansixiyay Malheur County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo Ansixiyay Marion County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
2027 Kaiser Permanente OR Silver 3000 Plan ID 71287OR0420011
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha loo ansixiyay Marion County (dibada aagga adeegga Kaiser)
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Morrow County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Pierce County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Pacific County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Polk County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha La ansixiyay Sherman County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Skamania County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Snohomish County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha La ansixiyay Spokane County
Qorshaha La ansixiyay Thurston County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Tillamook County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Umatilla County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Union County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Walla Walla County
Download Summary of Benefits and Coverage
2027 Regence WA Cascade Vital Gold Plan ID 87718WA2170027-01
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Wahkiakum County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshayaasha Loo ansixiyay Wallowa County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Wasco County
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Whatcom County
Qorshayaasha Loo ansixiyay Wheeler County
2027 Regence OR Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR529
Download Summary of Benefits and Coverage
Qorshaha Loo ansixiyay Yamhill County
Download Summary of Benefits and Coverage
Tallaabada 4
Ha iska diiwaangelin qorshaha ilkaha ee ku jira Goob-suuqeedka. Dhammaan bixiyeyaasha daryeelka ee u qalma inay helaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka si toos ah ayaa loogu diiwaangelinayaa dheefaha Caafimaadka Ilkaha ee Carewell.
Si aad u codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waxaad u baahan tahay inaad u soo gudbiso dukumeentiyada soo socda ee loo baahan yahay Carewell SEIU 503:
-
- Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka (ee aad kasoo bixisay akoonkaada HealthCare.gov ), iyo
- Bogga My plans & programs (bogga qorshooyinkayga & barnaamijyadeyda) (ee ka socota akoonkaada HealthCare.gov) ama biilkaaga khidmada caymiska ee billaha ah (oo ka imaaneysa shirkada caymiska).
(Wixii ah isku-diiwaangelinta Providence, fadlan soo gudbi bogga “My plans & programs (qorshayaashayda iyo barnaamijyadayda)”.)
2 Ikhtiyaarada lagu codsanaayo Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee qorshaha ceymis ee ay ansixisay Carewell:
1. Buuxi Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka oona soo geli dukumeentiyada loo baahan yahay, ama
2. Gal akoonkaada MyCarewell503 oona raac tallaabooyinkan:
- Gudaha dhaashboodhka, guji Health Insurance Information (Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)
- Marka xigta, guji Update Health Insurance Information (Cusbooneysii Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)
- Ka dooro falaadha hoos-u-dhaca kaaga ah Health Insurance Type (Nooca Caymiska Caafimaadka)
- Geli Health Insurance Effective Date (Taariikhda Uu Dhaqan-galaayo Caymiska Caafimaadka) (ha gelin taariikhda uu caymisku dhammaanayo)
- Ka dooro Health Insurance Plan Name (Magaca Qorshaha Caymiska Caafimaadka) hoos-u-dhaca, (Carrier Name (Magaca Shirkadda Caymiska) si toos ah ayuu u buuxsami doonaa)
- Geli tirada dadka ku jira qorshaha caymiska, Qadarka Khidmada Billaha ah ee Caymiska, iyo Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC), oo lacagta guud ee khidmada caymiska billaha ah ayaa si toos ah loo xisaabin doonaa.
- Guji badhanka “Choose file(s) (Dooro faylka(asha))” si aad ugu soo ararto Ogeysiiskaada U-qalmitaanka Goob-suuqeedka iyo boggaga “My plans & programs (qorshayaashayda iyo barnaamijyadayda)” ama biilkaaga khidmada caymiska ee billaha ah
Kadib markaad iska diiwaangeliso qorshahaaga caymiska ee ku jira Goob-suuqeedka, xaqiiji inaad ku bixiso khidmadaada caymiska ee bil’laha ah ee ugu kowaad shirkadaada caymiska ka hor taariikhda kama dambaysta ah. Haddii aad is-diiwaangelinayso markii ugu horreysay oo aad u-qalanto dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, Carewell SEIU 503 ayaa kuu soo celinaysa khidmadaha caymiska ee billaha ah e ugu horreeya inta aad sugayso kaarka Dukaameysiga ee Dheefta (Benefit Convenience Card, BCC) in laguu keeno.