Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Qorshayaasha Ceymiska Caafimaadka ee La ansixiyay ee laga heli karo Goob-suuqeedka
Lahaaw caymis caafimaad, caafimaadsanaw.
Soo koobidda Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Carewell SEIU 503 Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka waxay caawisaa daryeel bixiyayaasha xaqa u leh ee ku jiran kuwa caymiska ee caafimaadka ee la ansixiyay ee qorshayaasha laga heli karo Goob-suuqeedka:
- Kharashka saafiga ah ee khidmadaada caymiska billaha ah ee caafimaadka (ka eeg FAQ sharaaxada).
- Kharashyada jeebka uu qofka ka bixiyo sida kuwa lagaa jarayo, khidmada ceymiska iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib iyo kharashyada daawada dhaktarku qoro ee adeegyada lagu dabaro qorshahaagaceymiska ee la oggolaaday. Ilaa $8,000 oo ah kharashyada caafimaadka ee jeebka laga sii bixiyo kahor magdhawida caymiska ayaa la daboolaa 2026.
Dheeftan waxay shaqaynaysaa oo kaliya haddii aad ka diiwaangashan tahay qorshaha caymiska Goob-suuqeedka ee ay ansixisay u Carewell aaggaada:
Fadlan ogow in qorshayaasha caymiska caafimaadka ee Moda aanan hadda loo sii heli karin si ka mid ah qorshayaasha la ansixiyay ee 2026. Bixiyeyaasha daryeelka ee Moda waxay u baahan yihiin inay u beddeshaan qorshe ceymis oo ay Carewell u ansixisay degmadooda si ay u codsadaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka sannadka 2026.
Miyaadan ku jirin qorshe caymis oo ay Carewell ansixisay?
Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee Ku Meel Gaarka ah ayaa laga yaabaa in la heli karo haddii aad xaq u yeelato dheefaha Carewell wakhtiga ka baxsan Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) (guud ahaan inta u dhaxaysa Noofembar 1 – Janaayo 15) oo aadna ku jirto qorshe ceymis caafimaad (caafimaad) oo aan la ansixinin.
- Haddii aad xaq u yeelatay dheefaha Carewell SEIU 503 (sida Ilkaha, Aragga + Maqalka, iyo Barnaamijka Caawimaadda Shaqaalaha) ka dib markay dhamaatay Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah) ee ugu danbaysay, OO
- Aadna ka diiwaangashan tahay caymis aan la oggolayn oo aad ka heshay Goob-suuqeedka caymiska caafimaadka; waxaad heli kartaa dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka (HCA) oo ku meel gaar ah si ay kaaga caawiso kharashka khidmadahaaga caymska ee bil’laha ah iyo kharashyada jaabka laga bixiyo ee caymiskaaga caafimaadka ee hadda jira.
Si kastaba ha ahaatee, si aad xaq ugu yeelato dheefaha HCA, waa inaad iska diiwaan gelisaa Qorshaha Goob-suuqeedka ee Carewell ay u ansixisay aaggaaga
- inta lagu gudo jiro Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee xigta, ama
- Muddada Isdiiwaangelinta Gaarka ah (SEP) haddii aad la kulanto dhacdo nololeed oo u qalmeysa (sida joojinta caymis).
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga heli karaa Su’aalahan Inta Badan La Isweydiiyo.
Haddii aad xaqiijisay inaadan ka diiwaangashaneyn qorshe caymis oo ay u ansixisay Carewell sannadka 2025, naga soo wac lambarka 1-844-503-7348, 8am ilaa 6pm (PST), Isniin-Jimce.
Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaad waxaa kaliya oo heli kara shaqaalaha daryeelka guriga, bixiyeyaasha daryeelka shaqsiyadeed, iyo shaqaalaha taageerada shaqsiyeed, ma helaan xubnaha qoyska. Haddii qoyskaaga lagu daro siyaasaddaada caymiska caafimaadka, Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka waxa ay dabooleysaa oo keliya qaybta khidmadaha bisha ee khuseeya caymiskaaga gaarka ah. Macluumaad intaas ka badan waxaa laga heli karaa qaybta Isticmaal Dheeftan ee hoose. Haddii aad u qalanto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waxaad heleysaa Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta (kiridhit kaarka Mastercard) si aad isaga bixiso khidmadahaaga bisha iyo kharashyada jeebka ka baxsan. Kaarku waxa uu ka imanayaa Ameriflex (Maamulaha Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta iyo sida loo isticmaalo, guji halkan.
Waxyaabaha Muhiimka ah ee ay Tahay in la Ogaado
- Dheefta waxay bixisaa khidmadaha saafiga ah ee bilaha ah ee u qalmida qorshayaasha shakhsi ahaaneed ee laga soo gato Goob-suuqeedka. Waxay kale oo ay ka dabooshaa ilaa $8,000 kharashaadka caafimaadka ee jeebka laga bixiyo ee sheegashooyinka uu daboolay qorshahaaga shaqsiga 2026 ee la ansixiyay. Carewell SEIU 503 Faa’iidooyinka Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaad maaha kuwo shaqalaha-kafaala qaaday ama kooxda caymiska caafimaadka.
- Markaad isdiiwaangeliso, Goob-suuqeedka Caymiska Caafimaadka ayaa ku siineysa qorshayaal dhowr ah oo aad ka doorato. Waxaad dooran kartaa qorshe kasta oo aad rabto, laakiin si aad u hesho dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka, waa inaad iska diiwaan gelisaa qorshaha ay Carewell u ansixisay deegaankaaga.
- Ameriflex ayaa boostada kuugu soo direysa Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta oo aad u isticmaali karto inaad ku bixiso khidmadahaaga caymiska bil’laha ah. Waxaad sidoo kale u isticmaali kartaa inaad ku bixiso kharashyadaada khidmadaha ceymis wadaaga ee caafimaadka, kharashyada lacagaha haraaga lacag jarista kadib, iyo daawoyinka dhakhtarku qoro ee aad xaqa u leedahay.
Eeg Xaq u Yeelashadaada
Macluumaadkan waxaa loogu talagalay dadka u qalma oo u baahan inay iska diiwaangeliyaan qorshe ay Carewell ansixisay oo ku saabsan Goob-Suuqeedka Caymiska Caafimaadka.
Si aad u aragto haddii aad u qalanto, fadlan buuxi su’aalahan u-qalmitaanka.
Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Codso Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Qaybtaan waxaa ku jira macluumaad kaa caawinaya codsashada dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee 2026 marka:
- AADAN la lahaanin wax ballan-qabsi ah Valley Insurance Professionals inta lagu jiray 2026 Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka ee 2026); ama
- Aad u baahan tahay inaad cusbooneysiiso macluumaadkaaga (sida dakhliga ama xog bulsheedka); ama
- Aad u baahan tahay inaad codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka markii ugu koowaad
Sanad kasta waa inaad bixisaa caddeyn ku saabsan qorshahaaga caymiska ee Goob-suuqeedka si aad u hesho dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka. Sharciyada hay’adda ayaa kaaga baahan inaad keento caddaynta qorshahaaga caymiska Goob-suuqeedka adiga oo soo gudbinaya:
- Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka (ee aad kasoo bixisay akoonkaada HealthCare.gov); iyo
- Midkood biilkaada khidmada billaha ah ee ceymiska (ee ka socda shirkadaada ceymiska) ama bogga “My plans& programs (Qorshooyinkayga caymis iyo barnaamijyadayda)” ee ka socda codsigaaga Goob-suuqeedka 2026 (HealthCare.gov).
Haddii aad heyso Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta (BCC) oo aadan keenin dukumiintiyadan taageerada ah ugu danbeyn Maajo 31, BCC-gaaga ayaa la gelinaya “xiritaanka ku-meel-gaarka ah” ilaa aad ka soo gudbiso dukumiintiyada loo baahan yahay. Tani waxay ka dhigan tahay iney tahay inaad iska bixiso khidmadahaaga caymiska caafimaadka ama kharashaadka caafimaadka ee jeebka laga sii bixiyo kahor magdhawista ee caynsan lacagahaada ilaa iyo inta dukumentiyada loo baahan yahay loo soo gudbiyaa Carewell.
MUHIIM AH
Iyada oo mushahar kordhinta 2026 uu soo dhaw yahay oo ayna u gorgortameen Kooxdaada Gorgortanka ee Shaqaalaha Daryeelka Guriga ee SEIU 503, dakhligaaga waxaa laga yaabaa inuu ka sarreeyo 2026 marka la barbardhigo siduu ahaa 2025. Haddi ay tahay, xaqiiji inaad ku cusboonaysiiso daqliga la qiyaasay ee qoyskaagu kasbado gudaha codsigaaga ceymiska Goob-suuqeedka si aad uga fogaato helida waxyaabo maaliyadeed oo yaabka leh wakhtiga cashuurta. Heerarka dakhliga ayaa laga yaabaa inay saameyn ku yeeshaan inta ay le’eg tahay Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC) ee lagu dabaqaayo khidmadaada caymiska ee billaha ah. Oo haddiina heerarka APTC la saameeyo, dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka waxay isku hagaajiyaan si ay u daboolaan wixii isbeddel ah ee ku imaada khidmadahaaga shakhsi ahaaneed ee ceymiska billaha ah ee saafiga ah.
Sida loo gudbiyo dukumeentiyada loo baahan yahay
Waxaa jira 3 siyaabood oo lagu soo gudbiyo dukumeentiyada loo baahan yahay si loo codsato dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
Waxaad caawin ka heli kartaa la hawlgalaheena caymiska, Valley Insurance Professionals (VIP)
Haddii aad jeclaan lahayd in lagaa caawiyo bixinta dukumeentiyada loo baahan yahay, waxaan kaa caawin karnaa inaad ballan ka qabsato hay’addaha caymiska ee nala-hawlgalo ee Valley Insurance Professionals (VIP). Waxay kula eegi karaan codsigaaga Goob-suuqeedka waxayna xaqiijin karaan inaad hesho cadadka Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC) ee saxda ah si aad ugu codsato khidmadaada ceymiska billaha ah. VIP sidoo kale waxay kaa caawin karaan inaad eegto xaq u yeelashadaada dheefaha HCA. Haddii aad xaq u leedahay, waxay soo gudbin karaan macluumaadka loo baahan yahay iyaga oo ku matalaya adiga.
Kahor intaadan la kulmin VIP, waa inaad buuxisaa Warqadaha Sannadlaha Ah ee 2026 ama ballan-qabsigaaga waa la baajin doonaa.
Wac 1-844-503-7348 si aad ballan uga qabsato VIP.
Waxaad geli kartaa akoonkaaga MyCarewell503
Waxaad soo gudbin kartaa dukumeentiyada looga baahan yahay dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee 2026 adigoo gelaaya kaaga ahr akoonka MyCarewell503 (oo hadda lagu heli karo isagoo ku qoran Ingiriisi) oona raacaya tallabooyinkan:
- Gudaha dhaashboodhka, aad qeybta Health Insurance Information (Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)
- Marka xigta, guji “View or Update Health Insurance Information (Eeg ama Cusbooneysii Macluumaadka Caymiska Caafimaadka)”
- Ka dooro falaadha tusmada hoos-u-dhaca kaaga ah Health Insurance Type (Nooca Caymiskaada Caafimaadka)
- Geli Health Insurance Effective Date (Taariikhda Uu Dhaqan-galaayo Caymiska Caafimaadka) (ha gelin taariikhda uu caymisku dhammaanayo)
- Ka dooro Health Insurance Plan Name (Magaca Qorshaha Caymiska Caafimaadka) tusmada hoos-u-dhaca, (Carrier Name (Magaca Shirkadda Caymiska) si toos ah ayuu u buuxsami doonaa)
- Geli tirada dadka ku jira qorshaha caymiska, Qadarka Khidmada Billaha ah ee Caymiska, iyo Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC), oo lacagta guud ee khidmada caymiska billaha ah ayaa si toos ah loo xisaabin doonaa.
- Guji badhanka Choose file(s) (Dooro faylka(asha)) si aad ugu soo rarto Ogeysiiskaada U-qalmitaanka Goob-suuqeedka iyo boggaga “My plans & programs (qorshayaashayda iyo barnaamijyadayda)” ama biilkaaga khidmada caymiska ee billaha ah
- Guji “I agree (Waan ku waafaqsanahay)” ee sanduuqa kuu soo baxaya ee ku saabsan Shuruudaha Heshiiska Daryeel-bixiyaha ee Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
- Kadib waxaa dib lagugu weecinayaa bogga ugu horeeya. Guji “Save (Keydi)” si aad u dhameystirto wax gudbintaada.
Waxaad soo gudbin kartaa Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Waxaad buuxin kartaa Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka oona soo geli dukumeentiyada loo baahan yahay.
Xageen ka heli karaa macluumaadka habboon si aan u soo gudbiyo dukumeentiyada loo baahan yahay?
- Ka geli kartaa codsigaaga Goob-suuqeedka barta HealthCare.gov waxaadna la soo degi kartaa nuqulka Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka iyo bogga “My plans & programs (Qorshayaashayda caymiska iyo barnaamijyadeyda)”.
- Eegi kartaa boostadaada. Goob-suuqeedka caymiska wuxuu kuu soo diray nuqulka daabacan ee Ogaysiiskaaga Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka oo shirkadaada caymiska caafimaadkana waxay soo dirtay nuqulka biilkaaga khidmada caymsika ee bil’laha ah.
Haddii aadan haysan nuqulka biilkaaga khidmada caymsika ee bil’laha ah, weydiiso shirkadaada ceymiska (sida Kaiser ama Regence). Waxaa laga yaabaa in macluumaadkaas ay kuugu soo direen boostada, ama waxaa laga yaabaa in laga heli karo boggaaga internetka. Sidoo kale waad wici kartaa — lambarada shirkaddaha waxaa laga heli karaa halkan.
Ka eeg muunadaha Ogaysiiska Xaq U Yeelashada Goob-suuqeedka, bogga “My plans & programs (Qorshayaashayda caymiska iyo barnaamijyadeyda)”, iyo biilka khidmada caymsika ee bil’laha ah halkan.
Maadaama biilasha khidmadaha ceymiska billaha ah ee Providence aysan qabin magaca qorshaha caymiska, haddii Providence uu yahay shirkadaada caymiska, waxaad u baahan tahay inaad soo gudbiso:
- bogga “My plans & programs “Qorshayaaheyga caymiska & barnaamijyadayda)”; ama
- warqadaada 2026 oo ay ku qoran tahay magaca qorshahaaga iyo sii kala yaryareynta khidmadaada casymiska billaha ah ee Providence ama Goob-suuqeedka (HealthCare.gov)
Iska-diiwaangelinta Goob-suuqeedka
Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka)
Xilliga open enrollment (muddada diiwaangelinta sanadlaha ah ee caymiska caafimaadka) waa wakhti dhacda sannadkiiba mar marka aad iska qori karto caymiska caafimaadka (caafimaadka) ama aad bedeli karto qorshahaaga ceymis ee hadda. Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee Goob-suuqeedka waa inta u dhaxaysa Noofembar 1 iyo Diseembar 15 caymiska bilaabmanaya 1-da Janaayo ee soo socota. Haddii aad iska diiwaangelinayso caymiska Goob-suuqeedka markii ugu horreysay, waxaad u badan tahay inaad sugto ilaa inta Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) si aad isku diwaangeliso. Waxaa jira duruufo gaar ah, oo la yiraahdo dhacdo nololeedka u qalmeysa, oo kuu ogolaanaya inaad isdiiwaangeliso muddo ka baxsan muddadan; eeg FAQs wixii macluumaad dheeraad ah.
Ogoow: Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) ee 2026 waxay dhamaatay Janaayo 15. Caymiska caafimaadka ee Goob-suuqeedka waxaa dib loo cusboonaysiiyaa inta lagu jiro Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka). Haddii aad la kulantay dhacdo nololeedka u qalmeysa oo aadna rabto macluumaadka isdiiwaangelinta, fadlan ka eeg hoos Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah (SEP) ee 2026.
Muddada Isdiiwaangelinta Gaarka ah ee 2026
Muddada Isdiiwaangelinta Gaarka ah (SEP)
Ka reebitaano xaddidan, oo loo yaqaano dhacdo nololeed u qalmeysa, oo kuu ogolaaneysa inaad isdiiwaangeliso inta lagu jiro Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah (SEP) ee kadib marka Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee sannadku ay dhamaato. Tusaale ahaan, haddii aad iska lumisay caymiskaaga qorshaha lammaanahaaga ama loo-shaqeeyaha kale, ama aad lumisay caymiska Medicaid, waxaa laga yaabaa inaad u qalanto inaad iska diwaangeliso adigoo u maraaya Goob-suuqeedka qorshayaasha ay Carewell u ansixisay 2026. Muddooyinka Isdiiwaangelinta Gaarka ah waxay caadi ahaan socdaan 60 maalmood kahor iyo kadib taariikhda ay dhacday c, marka haddii aad rumeysan tahay in laga yaabo inaad u qalmeyso SEP, wac 1-844-503-7348 isla markaaba.
Fiiri Su’aalaha Badanaa La Isweydiiyo (FAQ) si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Xilliyada Diiwaangelinta Gaarka ah.
Si aad u bilowdo habka is-diiwaangelinta, kadib markaad ka hesho qorshaha ay Carewell u ansixisay aaggaaga hoos, buuxi oo soo gudbi Warqadaha Sannadlaha ah ee 2026.
Qorshayaasha caymiska ee ay u ansaxiyay Carewell 2026
Oregon
Soo dejiso PDF-ta caymisyada Oregon ee 2026 oo degmo ahaan ah
Fadlan ogow in qorshayaasha caymiska caafimaadka ee Moda aanan hadda loo sii heli karin si ka mid ah qorshayaasha la ansixiyay ee 2026. Bixiyeyaasha daryeelka ee Moda waxay u baahan yihiin inay u beddeshaan qorshe ceymis oo 2026 laga ansixiyay degmadooda si ay u codsadaan Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
Washington
Soo dejiso PDF-ta caymisyada Washington ee 2026 oo degmo ahaan ah
California
Anthem Silver 70 EPO
BlueShield of California Silver 70 PPO
Idaho
PacificSource Navigator Silver 3600
Waxaad ka heli kartaa Soo Koobida Dheefaha iyo Caymiska qorshayaasha la oggolaaday halkaan.
Raadi Degmadaada, Raadi Qorshahaaga Caymiska:
Qorshaha loo ansixiyay Multnomah County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Asotin County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha Loo ansixiyay Washington County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha loo ansixiyay Lane County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha loo ansixiyay Lane County (dibada aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Baker County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha loo ansixiyay Benton County (gudaha aagga adeegga Kaiser – OR)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha loo ansixiyay Benton County (dibada aagga adeegga Kaiser – OR)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Benton County (WA)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha loo ansixiyay Clackamas County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha loo ansixiyay Clackamas County (dibada aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Clark County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Kaiser Permanente Cascade Vital Gold Plan ID 23371WA1940004-01
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Clatsop County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Columbia County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Coos County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Cowlitz County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Kaiser Permanente Cascade Vital Gold Plan ID 23371WA1940004-01
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Crook County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Curry County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Deschutes County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Douglas County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Franklin County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Gilliam County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Grant County (OR)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Grant County (WA)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Harney County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Grays Harbor County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha loo ansixiyay Hood River County (dibada aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Island County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha Loo ansixiyay Jackson County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Jefferson County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Josephine County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay King County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha Loo ansixiyay Kitsap County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Klamath County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Klickitat County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Lake County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Lewis County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha La ansixiyay Lincoln County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo Ansixiyay Linn County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha loo ansixiyay Linn County (dibada aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha La ansixiyay Malheur County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo Ansixiyay Marion County (gudaha aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha loo ansixiyay Marion County (dibada aagga adeegga Kaiser)
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha La ansixiyay Morrow County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha La ansixiyay Pierce County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha La ansixiyay Pacific County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha La ansixiyay Polk County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha La ansixiyay Sherman County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha La ansixiyay Skamania County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha La ansixiyay Snohomish County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha La ansixiyay Spokane County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha La ansixiyay Thurston County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha Loo ansixiyay Tillamook County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Umatilla County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshayaasha Loo ansixiyay Union County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Walla Walla County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshaha Loo ansixiyay Wahkiakum County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Wallowa County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Wasco County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Whatcom County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Cascade Vital Gold Individual Connect Network Plan ID WW0126SCVGICE
2026-Regence-Cascade-Vital-Gold-Individual-Connect-Network_EN-1-1.pdf
Qorshayaasha Loo ansixiyay Wheeler County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Regence Standard Silver Individual Connect Plan ID 77969OR5290001
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Qorshaha Loo ansixiyay Yamhill County
Soo dejiso Dukumiintiga Soo Koobida Dheefaha iyo Ceymiska
Faahfaahinta Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Isticmaal Dheeftan
U isticmaali kartaa Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta inaad ku bixiso caymiskaaga:
- Khidmadaha caafimaad
- Kharashyada jeebka laga bixiyo ( lacagaha la jaro, khidmada ceymiska, lacagaha haraaga lacag jarista kadib iyo daawada dhaktarku qoro)
Waxaa laga yaabaa in lagu weydiiyo inaad muujiso caddaynta kharashyadaada, markaa hayso Dukumiintiga Sharaxaadaha Dheefaha (EOB) ee aad ka heshay shirkadda caymiskaaga iyo dhammaan rasiidhada.
BCC looma isticmaali karo:
- Lacagta khidmada ceymiska ee billaha ah ama kharashyada jeebka laga bixiyo ee adeegyada ilkaha, araga, iyo/ama maqalka.
- Lacag kala bixitaanka ATM-yada ama in lagu soo celiyo lacag yar markaad wax iibsaneyso.
- Kharashka xaaskaaga/seeygaaga ama kuwa kugu tiirsan.
- Kharashyada alaabta ama adeegyada aanu qorshaha caymiskaaga caafimaadku daboolin.
- Kharashyada khidmada caymiska ee qof kasta oo aan ahayn Shirkadaada caymiska caafimaad ee hadda.
- Kharashyada aad gashay inta aanad u qalmin dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
- Kharashyada caafimaadka ee la dabaray laga bilaabo sanadkii hore; wixii ah kharashyadan soo gudbi codsi lacag celin ah adigoo ku buuxinaya Foomka Codsiga Lacag Celinta ee Ameriflex onlayn ahaan.
- Bixinta khidmadaada caymiska gaarka ah ee billaha ah haddii qoyskaagu ku jiro isla biilka bixinta khidmada ceymiska ee billaha ah; ee lacag bixinta khidmada billaha ah ee caymiskaaga gaarka ah, ku soo gudbi codsiga lacag celinta adoo u maraaya Foomka Codsiga Lacag Celinta Khidmada Ceymiska ee Billaha ah ee Caafimaadka (ee khadka onlaynka).
Waxaa laga yaabaa inaad mas'uul ka noqoto dhaqaale ahaan dib u bixinta lacagaha Carewell SEIU 503 haddii kaarkaaga loo isticmaalo kharashyada aan la daboolin kharashyada caafimaadka.
Ka hagaajiso lacag bixintaada tooska ah shirkadaada caymiska
Hubi in lacagta caymiskaaga lagu bixiyo waqtigii loogu talagalay bil kasta! La xiriir shirkadaada caymiska si aad ugu hagaajiso lacag bixinta tooska ah Kaarkaaga Dukaamaysiga ee Dheefta:
- Kaysar: Booqo bogga intarnetka ee Kaiser Permanente.
- PacificSource: Booqo bogga intarnetka ee PacificSource.
- Providence: Ka wac biilasha Providence lambarka 1-503-574-5791 ama ku bixi khidmadaada bil’laha ee caymiska onleen ahaan — ee lacag bixinta khidmada ee ugu koowaad, isticmaal gujo-raacan oo dooro codsadayaasha shaqsiga iyo qoyska ee Cusub.
- Regence: Ka wac adegga macaamiisha ee Regence lambarka 1-888-675-6570 ama booqo websaydhka Regence.
Ballan qabso
Kahor intaadan ballan la qabsaneen bixiye caafimaad, hubi inay ku jiraan shabakada bixiyaha caymiskaaga. Haddii aad adeegyo ka hesho bixiyeyaasha shabakadaha ka baxsan, waxaad geli doontaa kharashyo jeebka ka baxsan oo aad uga sarreeya.
Xafido Dheeftaada
Si loo hubiyo inaad sii wadato helitaanka Caawinta Kharashka Daryeelka Caafimaadka, fadlan xasuuso inaad:
- Si joogta ah u soo gudbiso warqadahaaga saacadaha la shaqeeyay iyo/ama foojaradaada mushaharka xilli mushahareed walbo.
- Iska ilaaliso inaad soo diiwaangeliso wax ka yar 40 saacadood oo ah kuwa shaqo 2 bilood oo isku xigta. Inaad 2 bilood oo isku xigta aad shaqeyso wax ka yar 40 saacadood waxay kuu horseedi kartaa inaad lumiso dheefahaaga Carewell SEIU 503, oo ay ku jirto Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka. Xaaladdaan, waxaad weli sii haysan doontaa qorshahaaga caymiska Goob-Suuqeedka, laakiin waa inaad adigu bilowdaa inaad iska bixiso khidmadaha ama aad raadsato caymis kale sida Oregon Health Plan.
- Ka dhigto tii ugu danbeeyay xogtaada khaaska ee ay hayaan Carewell SEIU 503 iyo loo-shaqeeyahaaga.
- Gudbi Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka sanad walbo oo aad xaq u yeelato dheeftan.
- Ku siiso khidmadahaaga caymiska bil’laha ah shirkada caymiska waqtigii loogu talagalay oo aad la socoto lacagahaaga khidmada ceymiska ee bil’laha ah. Shirkadaada caymiska ayaa joojin karta qorshahaaga caymiska haddii lacagaha la bixin waayo.
- Ugu soo gudbiso Goob-Suuqeedka isbeddel kasta oo ku yimaadda macluumaadkaaga 60 maalmood gudahood. Waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino midaan. Wac oo kaliya 1-844-503-7348 si aad u hesho caawin.
- La socoto xaraynta cashuurtaada.
Magdhawyo
Sida ugu dhakhsiyaha badan ee aad ku heli karto lacag celintaada waa adiga oo buuxiya foomamka soo socda onlayn!
Foomka Sheegashada Magdhawga Khidmada Caymiska Bil’laha ah ee Caafimaadka
U isticmaal Foomka Sheegashada Magdhawga Khidmada Caymiska Bil’laha ah ee Caafimaadka:
- Magdhawga khidmadaha caymiska ee bil’laha ah haddii ay xubnaha qoyska kaala diiwaangashan yihiin qorshaha caymiskaaga. Waxaad kaliya sheegan kartaa qaybta khidmada caymiska bil’laha ah ee u dhiganta caymiskaaga gaarka ah haddii aad ka diiwaangashan tahay ceymiska la aqoonsan yahay ee Goob-suuqeedka Ceymiska Caafimaadka. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo xisaabinta qaddarka khidmadaada caymiska bil’laha ah ee gaarka ah, la xidhiidh shirkadaada caymiska ama Valley Insurance Professionals (503-480-0499 ext. 7). Fadlan soo gudbi foomkan iyo koobiga biilka khidmadaada caymiska ee bil kasta.
- Waxaad xaq u leedahay inaad hesho dheefta Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku meelgaarka ah ee loogu talagalay qorshaha aan la ansixinin ee Goob-Suuqeedka Caymiska Caafimaadka.
Foomka Codsashada Magdhawga Ameriflex (Onlaynka) Isticmaal Foomka Codsashada Magdhawga Ameriflex si aad u dalbato lacag celinta:Foomka Codsashada Magdhawga Ameriflex
Luminta Xaq Yeelashada
Inaad lumiso dheefaha Carewell SEIU 503 kama dhigno inaad luminayso ceymiskaaga caafimaadka! Balse dhamaadka bishaada muddada sugitaanka, Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta (BCC) ayaa la xiri doonaa waxaadna bilaabi doontaa inaad iskaa u bixiso khidmadahaaga caymiska ee bil’laha iyo kharashyada caafimaadka ee jaabka laga bixiyo.
Ha iska tuurin BCC-kaaga – haddii aad xaq u yeelato Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka mar labaad, waxaad awoodi doontaa inaad mar kale isticmaasho kaarkaaga.
Xusuusin! Haddii aad ka hagaajisatay lacag bixinta tooska ah shirkadaada caymiska, waxaad u baahan doontaa inaad la xiriirto shirkadaada si aad u cusboonaysiiso macluumaadkaaga lacag bixinta. Hoos ka eeg macluumaadka meesha lagala xidhiidho shirkadaha caymiska (sida Kaiser Permanente, Regence, ama Providence).
Haddii aad caymis ka haysato caymiska Goob-Suuqeedka:
- Ku bixi lacagaha khidmadaada caymiska bil’laha ah wakhtiga saxda ah, ama waxaad caymiska ku wayn kartaa inaadan lacagta bixinin. Luminta xaq yeelashada Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ma ahan dhacdo nololeed u qalmeysa, marka waxaad u baahan kartaa inaad sugto ilaa iyo laga gaaro Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) ee xigta si aad iskaga diiwaangeliso caymiska caafimaadka.
- Cusboonaysii codsigaaga Goob-suuqeedka haddii dakhligaaga uu isbaddelay.
Haddii dakhligaaga uu hooseeyo inaad lumisay saacado shaqo aawadeed, waxaad xaq u yeelan kartaa caymiska Goob-suuqeedka. Waxaad codsan kartaa wakhti walbo sanadka:
Waxa Ay Tahay in La Sameeyo Markaad Dib U Kasbanayso Xaq U Yeelashada Hay'adda ee Dheefaha Kadib Markaad Lumiso
Haddii aad haysato caymiska Goob-Suuqeedka
Waxaad buuxin doontaa Foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka si aad wax inoogu sheegto qorshahaaga caymiska iyo khidmadahaaga caymiska bil’laha ah. Waxaan sidoo kale kuu soo jeedinaynaa inaad wacdo 1-844-503-7348 si aad u xaqiijiso in dheefahaaga Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka (HCA) ay dib u bilowdaan habsan la’aan.
Haddii aad kaydsatay Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta (BCC)
Wali waa inaad awoodo inaad isticmaasho kaarkaaga markaad soo gudbiso foomka Codsashada Dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka iyo dukumiintiyada taageeraya oo waana in la ansixiyay. Si kastaba ha ahaatee, ma awoodi doontid inaad isticmaasho BCC-gaaga haddii taariikhda dhicitaanka ee ku taal qeybta hore ee kaarkaagu la dhaafay. Fadlan ogoow in Ameriflex, Maamulaha BCC, ay qaybisay kaarar cusub Luuliyo 2022. Haddii aad heshay kaarkaaga BCC ka hor taariikhdaas, ma sii shaqaynayo, iyada oo aan loo eegaynin taariikhda ay dhacayso.
Haddii aadan haysanin kaarka BCC oo ansax ah, ka wac Ameriflex lambarka 1-888-868-3539 ama gal bogga intarnetka ee Ameriflex si aad u dalbato kaar cusub.
Haddii aadan haysanin caymiska caafimaad
Ma awoodi doontid inaad isku diiwaangeliso qorshaha caymiska caafimaad ee ku jira Goob-suuqeedka Caymiska Caafimaadka ilaa iyo laga gaaro Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska), marka laga reebo inaad xaq u leedahay Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah. Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Ceymiska Caafimaadka) waxay sida caadiga ah bilaabataa Noofeembar 1 ee caymiska sanadka soo socda. Ilaa iyo aad iska diiwaangeliso qorshaha caymis ee ay Carewell ansixisay ee kujira Goob-Suuqeedka caymiska, ma awoodi doontid inaad hesho dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka.
Macluumaadka Xiriirka iyo Kheyraadka
Si aad ballan uga qabsato Valley Insurance Professionals, fadlan wac 1-844-503-7348, ama iimayl u dir CarewellSEIU503Benefits@risepartnership.com.
Waxaad sidoo kale wici kartaa lambarkaas ama wax u diri kartaa iimaylkaas sababaha soo socda awgood:
- Kaalmada lagu go’aaminayo dariiqada la iskuugu diiwaangeliyo caymiska caafimaadka
- Caawimada aasaasiga ah ee dheefaha Carewell SEIU 503
Valley Insurance Professionals
1-503-974-8471
hcwenroll@valleyinsurancepro.com
Sababaha loola xidhiidho Valley Insurance Professionals:
- Su’aalaha ku saabsan goobta isdiiwaangelinta ama kaalmada telefoonka
- Si loo sameeyo mid ka mid ah isbeddellada soo socda ee Suuqa:
- Sax wixii ah xogta shaqsiyadeed (magaca, taariikhda dhalashada, dakhliga, ama cinwaanka)
- Ku dar ama ka saar kuwa kuugu tiirsan iyada oo ay sabab u tahay uurka, dhalashada, korsashada, guurka, furiinka ama dhimashada
- Beddel heerkaaga (naafanimada, canshuur celinta, dhalashada, qabiilka, xabsiga)
- Isbeddelka caymiska caafimaadka (tusaale ahaan, haddii caynsanaanta lagugu soo bandhigay shaqo ama aad ka bilawday Medicaid)
- Kaalmada soo gudbinta dukumentiyada ay codsatay Marketplace
Ogoow: Ha wicin Valley Insurance Professionals si aad ballan ula sameysato. Taa beddelkeeda, fadlan wac 1-844-503-7348, ama iimayl u dir CarewellSEIU503Benefits@RISEpartnership.com.
Suuqa Federaalka
1-800-318-2596
Marketplace Enrollment Guide (Hagaha Iska-diiwaangelinta Goob-suuqeedka)
Sababaha loola xiriiro Goob-Suuqeedka federaalka:
- Oggaanshaha qaddarka Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC) ee laga yaabo inaad hesho, iyo sidoo kale khidmadaha caymiska ee guud iyo kuwa caafimaadka ee saafiga ah
- Codsashada nuqullada foomkaaga 1095 ee sannadlaha ah
Ogoow: Isdiiwaan gelinta iyo isbeddelada nolosha, waxaanu kugula talinaynaa inaad is-diiwaangeliso oo aad soo wargeliso isbeddellada nolosha Valley Insurance Professionals si loo hubiyo in macluumaadkaaga sidoo kale loo gudbiyo Carewell SEIU 503.
Bixiyaha Caymiska
Sababaha loola xidhiidho bixiyaha caymiska:
- Sameeynta lacag bixin toos ah
- Helida kaadhadhka aqoonsiga caymiska cusub
- Weydiinta su’aalaha ku saabsan biilasha
- Xaqiijinta haddii dhakhtarkaaga ama nidaam gaar ah la daboolay
Adeegga macaamiisha
Kaiser Permanente: 1-800-813-2000
kp.org
Adeegga macaamiisha
PacificSource (Oregon): 1-888-977-9299
pacificsource.com
Adeegga macaamiisha
Providence: 1-888-816-1300
providence.org
Adeegga macaamiisha
Regence: 1-888-675-6570
regence.org
Ameriflex
1-888-868-3539
Markaad soo wacayso, fadlan isu sheeg inaad tahay shaqaalaha daryeelka guriga, shaqaalaha taageerada shaqsiyeed, ama bixiyaha daryeelka shaqsiyadeed ee helaya dheefaha Carewell SEIU 503, oo hayso Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta.
Bogga onlaynka ah ee Ameriflex
Halkan riix si aad waxbadan uga ogaato ablikeeshinka mobeelka ee Ameriflex
Sababaha loola xiriiri karo Ameriflex:
- Hubi hadhaaga Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta, dib u eeg taariikhda lacag bixinta, dalbo kaadhka beddelka, iwm.
- Haddii Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta la diiday oo aanad awoodin inaad lacag bixiso
- Sheegashooyinka magdhawga caymiska caafimaadka ama kharashyada caafimaadka ee loo gudbiyay Ameriflex
Su’aalaha Inta Badan Laisweeydiiyo
Akhri su’aalaha caadiga ah ee ku saabsan dheefaha Caawimada Kharashka Daryeelka Caafimaadka Carewell ee qorshayaasha la ansixiyay. Arag Su’aalaha Badanaa La Iska Weydiiyo wixii macluumaad dheeraad ah.
Waa maxay Muddada Diiwaangelinta Gaarka ah oo anigu miyaan u qalmaa mid?
Muddada Isdiiwaangelinta Gaarka ah (SEP) ayaa kuu oggolaanaysa inaad iskaqorto qorshe caymis caafimaad (caafimaad) oo ka baxsan Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah(guud ahaan Nofeembar 1 – Diseembar 15). Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto SEP haddii aad la kulantay isbeddel nololeed, sida inaad lumiso caymis ku salaysan shaqo, ama isbeddel dakhli oo kaa dhigaya inaadan u qalmin Medicaid.
Haddii SEP-kaagu ay ansixiso Goob-suuqeedka Caymiska Caafimaadka, waxaad iska diiwaangelin kartaa qorshaha Goob-suuqeedka. Si kastaba ha ahaatee, waxaad haysataa wakhti xaddidan oo aad isku diwaangeliso, badanaa 60 maalmood laga bilaabo dhicitaanka taariikh dhacdeedkaaga nololeedka ee u-qalmeysa. Goobta suuqu waxay sidoo kale u baahan doontaa caddaynta inaad u qalanto Muddada Qorista Gaarka ah, markaa waxaad u baahan tahay inaad soo ururiso macluumaadkaas sida ugu dhakhsaha badan si aad u dhammaystirto qoritaankaada. Wixii kaalmo ah, wac 1-844-503-7348.
Miyaan xaq u leeyahay Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaadhka ah?
Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku meel-gaadhka ah ayaa laga yaabaa inaad heli karto haddii aad noqoto qof xaq u leh helitaanka dheefaha Carewell SEIU 503 wakhtiga ka baxsan Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah oo aadna iska qortay qorshaha aan la ansixinin ee Goob-Suuqeedka Caymiska Caafimaadka. Xaaladan, waxaad heli doontaa Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta si aad ugu bixiso kharashyada jaabka aad ka bixiso ee caymiska leh. Waxaad sidoo kale xaq u yeelan kartaa lacag-celinada ku meel gaadhka ah ee khidmadahaaga ceymiska caafimaadka ee bil’laha ah.
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga heli karaa Su’aalahan Inta Badan La Isweydiiyo.
Si aad u sii wadato helitaanka Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ka dib dhamaadka sanadka, waa inaad iska qortaa qorshe ku jira Goob-suuqeedka oo ay ansixisay Carewelll sida ugu dhakhsaha badan ee aad awoodo oo aan ka danbaynin Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah (guud ahaan inta u dhaxaysa Nofeembar 1 iyo Diseembar 15). Haddii kale, Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadku waxay joogsan doontaa dhammaadka sanadka.
Si aad u hubiso haddii aad xaq u leedahay dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee ku-meel-gaadhka ah, wac 1-844-503-7348.
Waa maxay khidmadaha caymiska caafimaadkayga saafiga ah?
Khidmada caymiskaaga saafiga ah waa qaddarka bishii ee ay tahay inaad siiso shirkaddaada caymiska si aad u ilaaliso caymiskaaga. Tusaale ahaan, haddii lacagta khidmada caymiska bil’laha ah ee guud (qiimaha dhamaystiran ee khidmada caymiska ee bil’laha ah ee shirkadaada) ay tahay $500 bishii iyo haddii Canshuur Celintaada Khidmadaha ee Hormariska ah ama APTC (gargaarka maaliyadeed ee ay bixiso dowldada federaalka ah) ay tahay $200 bishii, khidmadaada caymiska bil’laha ah ee saafiga ah ayaa noqon doona $300 bishii.
Sideen u isticmaalaa Kaarkayga Dukaameysiga ee Dheefta?
Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta wuxuu u shaqeeyaa sida kiridhit kaadhka caadiga ah, isaga oo leh 2 farqi oo muhiim ah:
- Kaarkaagu isticmaalkiisu wuu xaddidan yahay, taasoo la macno ah inaad kaliya u isticmaali karto kharashyada caafimaadka ee la daboolay ee ku hoos qoran “Maxaan u isticmaali karaa Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta inaan ku bixiyo?”
- Kaarkaga kuma isticmaali kartid ATM-ka ama inaad dib u hesho lacag caddaan ah markaad wax iibsanayso.
Immisa lacag ah ayaa ku jirta Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta?
Waxa ku jira 2 akoon Kaarkaaga Dukaameysiga ee Dheefta. Hal akoon ayaa hore loogu sii shubay lacagta sannadlaha ah ee lagu bixinayo khidmadaha adegga ceymiska ee caafimaadka iyo daawooyinka dhakhtarku qoro, lacgaha la jaro, iyo kharashyada lacagaha haraaga lacag jarista kadib ee adeegyada caymiska leh iyo dawooyinka dhakhtarku qoray. Sanadka 2026, lacagtaasi waa $8,000, laakiin tani way isbedeli kartaa sanadba sanadka ka dambeeya. Akoonka kale waxa lagu sii shubay qaddarka lagama maarmaanka u ah in lagu bixiyo khidmadaha saafiga ah ee bilaha ah: qaybta khidamada ceymiska caafimaadkaaga gaarka ah ee aan lagu dabarin canshuur celintaada khidmadaha ee hormariska ah ee federaalka (APTC).
Maxaan u isticmaali karaa Kaarka Dukaameysiga ee Dheefta in aan ku bixiyo?
- Biilkaaga saafiga ah ee khidmadaha billaha ah ee qorshaha kujira Goob-suuqeedka ee ay Carewell ansixisay.
- Lacagta lagaa jarayo ee lagu dabaqi karo qorshahaaga caymiska Goob-suuqeedka. Lacagta laga jari karo waa cadadka ay tahay inaad ku bixiso adeegyada uu qorshahaaga caymisku daboolayo ka hor inta aanu caymisku bilaabin inuu bixiyo.
- Khidmada ceymiska ee adeegyada caafimaadka iyo daawoyinka uu daboolay qorshahaaga goobta Suuqa ee la ansixiyay. Khidmada ceymiska (ama qayb bixinta) waa qaddar go’an oo qorshahaaga caymisku kaaga baahan karo inaad bixiso oo badanaa waxay ku beegan tahay wakhtiga aad hesho adeegga ama warqadda daawada.
- Caymiska adeegyada caafimaadka iyo daawoyinka uu daboolay qorshahaaga goobta Suuqa ee la ansixiyay. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib waa boqolkiiba kharashyada ay tahay inaad bixiso adeegyada uu daboolo qorshahaaga caymiska. Wadaagista kharashku waxay u dhaxayn kartaa boqolkiiba 20% ilaa 50% ee adeega la daboolay, iyadoo ku xidhan qorshahaaga caymiska. Tusaale ahaan, haddii qorshahaaga caymisku leeyahay 80/20 qabanqaabada lacagaha haraaga lacag jarista kadib, tani waxay la macno tahay, ka dib markaad bixiso wax kasta oo laga jari karo, shirkaddaada caymisku waxay bixin doontaa 80% qiimaha kharashka caafimaadka ee la daboolay oo waa inaad bixiso 20% soo hadhay.
Waa maxay Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC)?
Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC) waa canshuur celin ay bixiso dawlada dhexe oo aad isticmaali karto si aad hoos ugu dhigto bixinta caymiskaaga billaha ah (loo yaqaano “khidmad”) markaad iskaqorto qorshaha goobta Suuqa Caymiska Caafimaadka. Canshuur cellintaadu waxay ku salaysan tahay qiyaasta dakhliga iyo macluumaadka qoyska ee aad ku dhejisay codsigaaga goobta Suuqa. Haddii dakhligaaga lagu qiyaasay inuu u dhexeeyo boqolkiiba 100% iyo 400% ee heerka saboolnimada federaalka, waxaad u qalantaa khidmada canshuur cellinta.
Waa inaad u codsataa dhamaan canshuur dhinnada aad u qalanto si aad ugu bixiso khidmadaada ceymiska ee billaha.
Learn & Connect (Baro & Ku Xidho): Su'aalaha Open Enrollment (Muddada Diiwaangelinta Sanadlaha ah ee Caymiska Caafimaadka) ee Laga Jawaabay
Inta lagu jiro dhacdooyinkan qof ahaanta la soo xaadiraayo, kooxda Dheefta ee Carewell iyo la-hawlgalayaashayada caymiska, Valley Insurance Professionals, waxay dib u eegaan sida dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka u shaqeeyaan marka aad doorato qorshe ceymis oo ay ansixisay Carewell oo ku jira Goob-suuqeedka.
Waxaad:
- Wax ka baran kartaa qorshayaasha caymisyada caafimaad ee loo ansixiyay sannadka 2026
- Eeg sida ay u shaqayso Lacagta Cashuurta Hormariska ah (APTC) si loo dhimo khidmadahaaga billaha ah ee aad ku bixiso ceymiska
- Hel taageero ku aadan iska-diiwaangelinta qorshaha caymiska caafimaadka (caafimaadka) ee ay Carewell ansixisay ee ku jira Goob-suuqeedka
- Eeg u-qalmitaankaaga dheefaha Kaalmada Kharashka Daryeelka Caafimaadka ee daboolaya khidmadahaaga caymiska caafimaadka ee billaha ah (caafimaadka) iyo ilaa $8000 kharashyada caafimaadka ee aad jeebka ka bixiso sannadka 2026.
Guji halkan wixii macluumaad dheeraad ah!
10-ka Dheefaha Caafimaadka ee Asaasiga ah ee ay Daboolayaan Dhammaan Qorshayaasha Goob-suuqeedka
Dhammaan qorshayaasha ceymis ee lagu bixiyo gudaha Goob-suuqeedka ayaa daboolaya dheefahan 10-ka ah ee caafimaadka aasaasiga u ah:
- Daawooyinka uu dhakhtarku qoro
- Adeegyada sheybaadhka
- Daryeelka bukaan-socod ee aad hesho adigoon isbitaal lagu dhigin
- Adeegyada ka hortagga iyo fayoobi-qabida iyo maareynta cudurka dabadheeraadka ah
- Adeegyada xaaladaha degdega ah
- Isbitaal dhigista (sida qalliinka iyo joogitaanka habeenkii)
- Adeegyada caafimaadka dhimirka iyo ciladha isticmaalka muqaadaraadka, oo ay ku jiraan daaweynta caafimaadka hab-dhaqaneed (tan waxaa ka mid ah la-talinta iyo ku dabiibida xaaladaha maskaxeed hadalka iyo la-falgelida))
- Adeegyada baxnaaninta iyo dib u habeynta (adeegyada iyo aaladaha lagu caawiyo dadka qaba dhaawacyada, naafada, ama xaaladaha daba dheeraada inay helaan ama dib u soo kabtaan xirfadahoodii maskaxeed iyo jireed)
- Daryeelka xilliga uurka, umusha, iyo dhalida dhalaanka (ka hor iyo kadib ilmo dhalida labadaba)
- Adeegyada caafimaadka carruurta, oo ay ku jiraan daryeelka afka iyo aragga (laakin daryeelka ilkaha ee dadka waaweyn iyo caymiska aragga maaha dheefaha caafimaad ee aasaasiga ah)